Maamulka dugsiga Daaru_Hilaal ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhamaan macalinminta soomaaliyeed
waxa uu Maamulku sigaar ah fariinta hambalyo 21 November ugu diray macalinminta dugsiga
isaga oo kaga mahadceliyey dadaalka ,daacadnimada iyo dulqaadka ay u muujiyaan inta ay ku guda jiraan tarbiyeynta u badka
Daaru_Hilaal Primary And secondary school
Heliwaa -Al Cadaala Muqdisho Somalia 🇸🇴
14/10/2024
Waxaa maantay xarunta dhexe ee Dugsiga Daaru_Hilaal Primary And secondary school lagu qabtay kulan duco iyo qur,aan Akhris ah oo loogu duceynayey dadkii ku geeriyooday iyo kuwii ay waxyeeladu ka soo gaaratay Qaraxii soobe 14 October
10/10/2024
Maamulka,macalimiinta iyo dhamaan Qeybaha kale duwan ee Daaru_Hilaal family waxa ay Hambalyo u diraayaan ustaadi Mohamed Khadar Hussein oo soo Afmeeray heerkii 1aad ee waxbarashada bachelor degree
Waxaa aan leenahay ustaadi Allaha kugu Anfaco cilmiga aad baratay
halkaasna ka siiwad dadaal kaaga
07/09/2024
Mugadisho Sept/06/2024
Waxaa shalay oo jumce aheyd xarunta weeyn ee dugsiga Daaru_Hilaal Primary And secondary school ka qabsoomay xafladda daah furka sanad dugsiyeedka waxbarashada 2024-2025
waxaana halkaas abaal marino lagu gudoonsiiyay ardaydii sankii h**e kaalmaha ka gashay imtixaanka iyo guuleysteyaashii Tartamada ku guuleysatay
Sidoo kale waxaa abaal marin la gudoonsiiyay group ka mid ah ardayda caafimaadka oo ku guuleeystay tartan final ah oo uu iskuulka u qabtay gaar ahaan ardayda caafimaadka qeeybta privat ka
Hadafkeenu Waa Taclin tayeysan Iyo Tarbiyeeynta Ubadkeena "
26/08/2024
21/08/2024
Maamulka iyo qeyb ka mid ah Ardayda dugsiga Daaru_Hilaal Primary And secondary school ayaa ka qeyb galay kulan weynaha waxbarashada ee kulmis
Oo sanadkii 4aad ay qabanayaa Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir
11/08/2024
Waxaan la ogeysiinayaa bulsho weynta ku dhaqan heliwa iyo nawaa xigeeda in Iskuulka Daaru_Hilaal uu qaadan doonayo Ardayda cusub
Sanad waxbarasheedka 2024--2025
10/08/2024
Waxaa shalay oo jumce ah baraatiko ku saabsan blood grouping loogu qabtay Ardayda caafimaadka (Health Science) ka barta Qeybta bareefadka iskuulka ee Al-Hilaal institute of languages Science and technology
Ardayda ayaa fursad u helay in ay mid u sameeyaan baraatikada
Hadafkeenu waa tacliin tayeysan iyo tarbiyeynta ubadka "
الØÙ…د لله
Mahad oo dhan Alle swt ayey u sugnaatay Aabe sheikh cabdulaha maxamed oo ka mid ah waalidinta ay u badkoodu dhigtaan Iskuulka Daaru_Hilaal Primary And secondary school
Ayaan maantay dalka dib ugu soo Laabtay ka dib markii uu qaliin ku soo galay dalka India
07/08/2024
Hadafkeenu waa tacliin tayeysan iyo tarbiyeynta ubadka
Ku dooro Daaru_Hilaal duruus tayeysan iyo da,daal dheeri ah
Iskuulka waxan uu qaadanayaa arday cusub sanad Dugsiyeedka 2024 2025
20/07/2024
Dhammaan Maamulka, macallimiinta, ardayda iyo dhammaan bahda Daaru_Hilaal Primary And secondary school oo isku duuban waxay ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid caalimkii iyo murabigii weynaa ee Shiikh Cusmaan Xidig oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Wuxuu ahaa caalim iyo barbaariye waqtigiisa u hibeeyay u qidmeynta iyo faafinta diinta islaamka iyo barbaarinta iyo toosinta bulsha weynta Soomaaliyeed,
Waxaan Alle swt uga baryeynaa in uu ka waraabiyo janooyinkiisa
Da'daa wax la qaybso oo Daaru_Hilaal maanta ku biir
Daaru hilaal hoyga tacliinta iyo hal abuurka jiilka maanta".
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu