01/01/2022
Walaal kasta oo soomaaliyeed; Waxaa lagaa codsanayaa in aad fikirkaaga ka dhiibato sida lagu hormarin karo Afsoomaaliga
WAXAA BARTAAN LOOGU TALAGALAY IN LAGU SAMEEYO AQOON-BAARISTA SOOYAALKA DHAQAN, TAARIIKHEED IYO AFEED EE SOOMAALIDA GUUD AHAAN, DUNIDA DACALLADEEDA.
01/01/2022
Walaal kasta oo soomaaliyeed; Waxaa lagaa codsanayaa in aad fikirkaaga ka dhiibato sida lagu hormarin karo Afsoomaaliga
01/01/2022
QOF KASTA SOOMAALI AH JECEL AFKIISA IYO DHAQANKIISA WAXAAN KA CODSANAYAA IN UU SOO BANDHIGO FIKIR KU HABBOON HORUMARINTA AFKEENNA IYO SOOYAALKEENNA TAARIIKHEED
01/01/2022
M u helnaa af soomaali ereyada:
1-Ajende, 2- Minute, 3- Hotel.
Bal 3daan aan tirjumaad u raadino. Kadibna waan sii wadaynaa insha allaah, maskaxda halla tuujiyo
Mahadsanidin
Erayga "heenseyn" maxaa loola jeeda ?
Horumari luuqadaada hooyo oo ha lumin.
.
Erayga (turjumaad) ama (fasiraad) eray soomaali ah oo ku habboon maloo heli karaa maskaxda hala tuujiyo luuqaddeena aan horumarino.
.
AJENDE: ka warama haddaan dhahno- Nuxurka Shirka.
MINUTE: haddaan dhahno Nuxur-qoraalka shirka.
HOTEL=haddaan dhahno Hoyga-socotada
Waxaan rajaynayna in aad daraasadaha nagala qayb qaadan doontaan si aan u horumarino luuqadanada iyo sooyaalka ummaddeena soomaaliyeed.
Waxaan maanta rabaa in aan daraasayno Xarafka Firgin ee ka midka xarfaha Afsoomaaliga.
Tusaale: Lo', Go' iwm. Ma jiraa isticmaal kale oo xarafkani leeyahay af- soomaaliga.
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |