Mu'asasada iqra

Mu'asasada iqra

Share

Waxbarta aan Barwaaqo Gaarnee

23/07/2026

جمعة مبارك

14/07/2026

Fariinta Maamulaha Guud Ee MU'ASASADA IQRA
Ustaad Cali maxamed Saciid

30/06/2026

🎓 FURSAD DAHABI AH OO BARASHADA LUUQADDA INGIRIISIGA AH! 🇬🇧

Iqra City Primary & Secondary School waxay si farxad leh ugu bishaaraynaysaa waalidiinta iyo ardayda inay iskuulka Lagu Soo Kordhiyay macallin ajnabi ah oo ku takhasusay baridda luuqadda Ingiriisiga.

Inta lagu jiro fasaxa labada bilood, waxaa la qaban doonaa koorsooyin Ingiriisi oo tayo sare leh, oo loogu talagalay:
✅ Ardayda fasalka 8-aad iyo dugsiga sare.
✅ Ardayda doonaysa inay Ingiriisiga ka bilaabaan aasaaska, iyadoo loo eegayo da'dooda iyo heerka aqoontooda.

Ha seegin fursaddan! Maanta isdiiwaangeli, berrina ku hadal Ingiriisi si kalsooni leh.

📍 Goobta: Xarunta Iqra City Primary & Secondary School, Degmada Warta Nabadda.

📞 Faahfaahin iyo isdiiwaangelin:
615049670
611686604

Fadlan lawadaag Saaxiibadaada Danaynaaya Waxbarashada
Follow , like and Shere dhaha insha Allah

30/06/2026
26/05/2026

عيد مبارك
Ciid Wanaagsan Dhamaan Walaalaha Muslimiintaa meel walba aad joogtaan

2026 M
1447 H

Photos from Mu'asasada iqra's post 01/06/2025

XAFLADDA SANAD-LAHA EE Mu'asasada iqra 2025

Photos from Mu'asasada iqra's post 01/06/2025

SAWIRADA XAFLADDA Mu'asasada iqra 2025

15/06/2024

CIID WANAAGSAN DHAMMAAN UMADDA SOOMAALIYEED
Mu'asasada iqra

09/04/2024

عيد مبارك
كل عام وانتم بخير

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252