ููู ูุณุชูุจู ุฃูุงู ุงูุนุดุฑ ุฉ ู ู ุฐู ุงูุญุฌุฉุ
๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ๐ฎ๐ฅ-๐ ๐๐ ๐๐ฌ๐ข๐ข๐ง
Machadka sabiilul faa,isiin Waa xaruun lagu barto qur,aanka kariimka iyo culuumtiisa wuxuuna kuyalaa Xafada Siliga towfiiq
01/12/2024
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Machadka _sabiilul -Faa,isiin wuxuu dadka kuwar galinaya inuu sookordhiyey qeyb Xanaano ah oo ilmaha soogalayaan subixii kana baxayaan galabtii Inshaa allaah ilmaha intey joogaan waxey heli doonaan daryeel wanagsan wax barasho Tayo leh
F:G dadka looga talo galey waa tiro kooban
Wixii faah faahin ah kala xiriir xaruunta
machadka
Tel +25261 3 44 02 02
/ +25261 5 41 05 11
06/08/2024
ุงููุฑุตุฉ ูุงุชุฏูู
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Machadka sabiilul-faa isiin wuxuu ogeysiinayaa buslshada kunool muqdisho iyo nawaaxigeeda In Machadka uu bilaabidoono Dowrooyin Tasxiix ah halaga faa,ideysto
Machadka sabiilul-faa isiin wuxuu ku yaalaa Degmada yaaqshiid xafada siliga aga gaarka wuxuu dhanka waqooyi kaxigaa masjidka al towba
F: G Dowrada waxey khaas u tahy Dadka waaween
Wixii fah faahin ah kala xiriir
Tel0613440202
0615410511
Ardeydaan yar yarka ah waxey kamid yihiin miraha uu soosaarey Sabiilul-Faa Isiin
Shekh cali aadam oo kalimad qiimo badan kajeediyey xafladii qalan jabisey ardeyda machadka sabiilul-faa isiin Ee Daraasaadka qur,aanka iyo ijaazada sanadka
ููู
ุฉ ููู
ุฉ ุงูุดูุฎ ุงููุงูุฏ ุงูู
ูุฑุฆ ุฏุงุคูุฏ ู
ุญู
ุฏ ุนุจุฏ ุงููู
ู
ุฏูุฑ ู
ุนูุฏ ุงูุฅูุฑุก ูู ูุฑุน ุณูู ุจุนุงุฏ
#ุญููุฉ ุงูุฎุชุงู
ู ูุงูุชูุฑูู
ู ู
ู ุทูุจุฉ
#ู
ุนูุฏ ุณุจูู ุงููุงุฆุฒูู ููุฏุฑุงุณุงุช ุงููุฑุขููุฉ ูุงูุฅุฌุงุฒุฉ ุจุงูุณูุฏ
09/05/2024
ุตูู ุนูู ุงูุญุจูุจ ุงูู ุตุทูู
ุงูุทุงูุจ ุญุณู ุนุจุฏ ุฅุจุฑุงููู
#ุงูุญูู ุงูุฅุฎุชุชุงู
ูู ูุงูุชูุฑูู
ูู
#ูุฏูุนุฉุงูุงููู.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Friday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |