24/10/2023
ARDAY : Nidaamka Iyo sharciga inaad lailaalisaa waa waajib kuusaaran adiga .
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL-Anwar institute of languages and health training, School, Bulo-shiidle, Mogadishu.
24/10/2023
ARDAY : Nidaamka Iyo sharciga inaad lailaalisaa waa waajib kuusaaran adiga .
Balanteenau waa barbaarinta Iyo tayeenta ubadka.
Hal; " Jahligu cudur weeyee cilmiga ujeestoo , adinkaba qalinka qaata" .
08/10/2023
08/10/2023
Maamulaha guud ee iskuulka aL-Anwar ustaad maxamed cabdiraxman cabdulle ( Maxamed Soomaali ) ayaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 07-10-2023, waxa uu sitoos ah ufuray imtixaan bileed iskuulka aL-Anwar institute of language .
Imtixaankaan ayaa ah mid uu maamulka iskuulka bilwalba kaqaado ardeyda waxkabarata iskuulka.
Maamulka ayaa dhammaan ardeyda urajeeyay guul Iyo natiijo wanaagsan .
21/09/2023
maanta oo ay taariikhdu tahay 21/ 09/ 2023, waxaa Si toos ah ufurmay tartan aqooneedka iskuulka AL-Anwar institute of languages and health training Kaas oo udhaxeeya 7guruub oo katirsan ardeyda iskuulka AL-ANWAR .
Kulankii ugu horeeyay ee maanta furitaanka waxaa isku arkay guruubada Kala ah HORMUUD VS HORSEED .
waxa uuna kusoo idlaaday
HORMUUD= 10
HORSEED=8
Guul ayaan urajeenayaa dhammaan ardeyda iskuulka.
18/08/2023
" Caqligaagu yuu noqon miduu carabkaaga maamulo, cilmigaagu yuu noqon mid caloosha Laga hago,cimrigaagu yuu noqon mid cadaabta kuu wada "
Jumca Mubarak axbaabii