05/02/2025
Waxaa bilownay course ka SIDEE Alibaba.com wax looga soo iibsadaa.
koraskaan waxaa ku baran doonaa sida alaabaha online ka looga soo iibsado looguna sii iibiyo.
Hadaad daneeneeso fadlan nagala soo xiriir 61 9745458 ama 61 7895944
31/08/2024
Cashirkii lagu qaatay siminaafkii xalay ee ku saabsanaa sidee loo maalgashtaa crypto currency.
Si aad ugu qayb gasho kulama soo socda ku soo biir https://chat.whatsapp.com/CK1A2ZaSZCJ2Uv9u4s3Ch7
sidee loo maalgashtaa crypto currency
31/08/2024
Xalay waxaa inoo qabsoomay siminaar keenii ku saabsanaa sidee loo maalgashtaa crypto currency, waxaa ka faaiideysatay dhalinyarada aad u jecleed iney bilaaban maalgashiga crypto currency.
Waxaa jiri doono kulamo kale oo ku saabsan crypto currency, kulanka cashirkii lagu qaatay ayaa la duubay intii ka soo qayb gashay.
Si aad ugu faaiideysatid kulama soo socdo ku soo biir groupkan what's app ka
https://chat.whatsapp.com/CK1A2ZaSZCJ2Uv9u4s3Ch7
28/08/2024
si fudud ku noqo graphic desiner. video gaan waxa uu qayb ka yahay course keenii sida online ka loogu ganacsado ku saabsanaa, waana qaybta desing ka iyo qurxinta alaabaha.
si fudud ku noqo graphic desiner
27/08/2024
Xarunta Maan-maal College Human Development waxa ay qabaneesaa siminaar ciwaankiisu yahay SIDEE LOO MAALGALIYAA CRYPTOCURRENCY?
Dhamaan dhalinyara Somaliyeed ee dooneesa in ay wax ka fahmaan sida loo maalgashto crypto currency waa mid u furan ka soo qeyb galkiisa, waxa soo jeedin doona Ustaad Cabdiraxman Seeko. waxa uu qabsomi doonaa : -
Tarikhda : 30 August 2024
Goorta : 8:00pm habeenka sabti soo galeeso
Goobta : Google meeting
Ka soo qeyb galsiisa waa mid dadkoo dhan u furan. Si aad ugu soo qeyb gasho, https://chat.whatsapp.com/CK1A2ZaSZCJ2Uv9u4s3Ch7
27/08/2024
Part 2 Sidee wax loogu xayaysiiyaa.
https://youtu.be/0ESYiir6kjo
26/08/2024
Part 1 Sidee wax loogu xayaysiiyaa fecbook youtube ka soo daawo https://youtu.be/LCM6RLAuJWg
25/08/2024
12 xeer ee trading psychology laga rabo qof kaste oo bilaabayo forex trading.https://youtu.be/ldA1pZG-n0c?si=mnjZ-kFPS5qGcd_W
24/08/2024
Maan-maal College Human Development oo ka jawaabeesa baahida loo qabo barashada forex trade ka waxey bilaabeesaa courses kii ugu horeeyay cilmiga suuqa sarifka lacagaha qalaad ee lagu barayo ardayda soomaaliyeed. Taas oo looga faa'iideen doono dhalinyarada soomaaliyeed ee xiiseeneesa barashada suuqa forex.
Hadaad ka mid tahay dadka xiiseenayaa barashada forex fadlan la soo xiriir nambarka qeybta hoose ku qoran ama ku soo biir whatsapp group ka. https://chat.whatsapp.com/LGCuU7bGeX69I1IQq50Bh7