28/08/2026
Ha sugin berri waxa aad maanta bilaabi karto.
Ku b**r ubadkaaga jacaylka Qur’aanka, si uu Qur’aanku ugu noqdo saaxiibkiisa nolosha oo dhan. 🤍
🌸 Machadka Al-risaala
halka uu ka bilaabmo safarka ubadkaaga Ee Qur’aanka Kariimka.
Waalid kasta oo ubadkiisa u raba waxbarasho tayo sare leh iyo tarbiyad wanaagsan, waxaan leenahay: Soo dhawoow. 🌹
0614671515