17/06/2026
Waxaa maanta bilowday imtixaanka gabagabada/Final-ka ee fasalada aad shahaadiga ahayn (Naqliga) ee dugsiga sare ee Dugsiyada Moonlight.
Ardayda guud ahaan waxaan u rajeyneynaa guul iyo Natiijo ay ku Farxaan.
Family
& 3
16/06/2026
Ardayda Fasalka Form 4 ee Dugsiyada Moonlight ayaa soo agaasimay kulan duco iyo dardaaran ah oo ay igu diyaar garoobayaan Imtixaanka Qaranka ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
Dhammaan Maamulka iyo Macallimiinta xaruumaha Dugsigayada ayaa ka soo qeyb-galay kulanka waxa ayna Alle uga baryeen ardayda in uu ku guuleeyo imtixaanka.
2025-2026
Family
26/05/2026
CIIDUL ADXAA MUBAARAK ๐
Farxad iyo Caafimaad qab ku ciida.
26/05/2026
ูุงู ุฑุณูู ุงููู ุตู ุงููู ุนููู ูุณูู
ุฎูุฑ ุงูุฏุนุงุก ุฏุนุงุก ููู
ุนุฑูู ูุฎูุฑ ู
ุงููุช ุงูุง ูุงููุจูู ู
ู ูุจูู
โูุง ุงูู ุงูุง ุงููู ูุญุฏู ูุง ุดุฑูู ูู ูู ุงูู
ูู ููู ุงูุญู
ุฏ ููู ุนูู ูู ุดูุก ูุฏูุฑโ
25/05/2026
End of Joint Schools Examination
Moonlight Schools
Form4 2025-2026
19/05/2026
Waxaa maanta ardayda Fasalaka F4 iyo G8 ee Dugsiyada Moonlight ka qeyb galeen imtixaanka mideysan (Joint Examination Schools)
Guuleysta