Garaad-Dhise integrated Acadamy

Garaad-Dhise integrated Acadamy Teaching students at every level (waxaad helaysaan fasalo scientific ah sida F1,F2,F3,F4)

Waxaan guud ahaan duco hawada umarinaynaa ardayda fasalka 8aad ee barri imtixaankooda shahaadiga ah u fadhiisanaya,  wax...
09/06/2024

Waxaan guud ahaan duco hawada umarinaynaa ardayda fasalka 8aad ee barri imtixaankooda shahaadiga ah u fadhiisanaya, waxaan si gaar guul ugu rajaynaynaa arday .
Waxaan inagoo isku duuban maamul iyo macalimiinba idinleenahay dadaalkiina mid mira dhala Allaha ka dhigo.



Eid wanaagsan guud ahaan muslimiinta,  gaar ahaan bulshoweynta soomaliyeed ee ugu horayso bahda waxbarashadda.
09/04/2024

Eid wanaagsan guud ahaan muslimiinta,
gaar ahaan bulshoweynta soomaliyeed ee ugu horayso bahda waxbarashadda.




Wax walba oo bilow leh dhamaadkooda ayaa xiga, waxaan si nabdoon kusoogaarnay dhamaadka bishii barakaysnayd ee Ramadaan....
08/04/2024

Wax walba oo bilow leh dhamaadkooda ayaa xiga, waxaan si nabdoon kusoogaarnay dhamaadka bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

Hadaba sadaashu waa maalintee maalinta ay ku beegantahay ciidul fitriga.

Nagula wadaag qeybta hoose ee faallada.




Su'al furan ??
03/04/2024

Su'al furan ??




Afur wanaagsan dhamaan muslimiin gaar ahaan bahda wax barashada
30/03/2024

Afur wanaagsan dhamaan muslimiin gaar ahaan bahda wax barashada

Riyo walba waxay lee dahay rumeeye Garaad-Dhisana waa riyo walbo rumeeye Hada tiigso Garaad-Dhise oo taabo gali riyadaad...
25/03/2024

Riyo walba waxay lee dahay rumeeye
Garaad-Dhisana waa riyo walbo rumeeye
Hada tiigso Garaad-Dhise oo taabo gali riyadaada

Diyaarin iyo dadaal dheeraad ah oo  astaana u ah hagar la'aan aqooneed  ayaan idinla diyaarnahayXarunta dhexe ee  school...
19/03/2024

Diyaarin iyo dadaal dheeraad ah oo astaana u ah hagar la'aan aqooneed ayaan idinla diyaarnahay

Xarunta dhexe ee school waxaa ka socota qabashada koorsooyin cusub ( Physics course)



Hufnaan iyo hannaan waafaqsan hab-waxbarasheedka dalka ayaan idiinla diyaarnahay. Qabashada fasalo cusub ayaa ka  socota...
17/03/2024

Hufnaan iyo hannaan waafaqsan hab-waxbarasheedka dalka ayaan idiinla diyaarnahay.
Qabashada fasalo cusub ayaa ka socota xarunteena dhaxe. Chemistry course.


#

Ramadan kareem 🌙 dhamaan umadda muslimiinta iyo umadda soomaaliyee ah gaar ahaan kuwa dhaqan magalada Muqdisho School ka...
11/03/2024

Ramadan kareem 🌙 dhamaan umadda muslimiinta iyo umadda soomaaliyee ah gaar ahaan kuwa dhaqan magalada Muqdisho
School ka Garaad-Dhise Integrated Academy wuxuu idin kugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakaysan ee ramadaan kheyr keeda allaha nawaafajiyo
Aamiin Aamiin


Arday waxaan  diyaar unahay inan kaalin mugleh ka qaadano mustaqbalkaga.Waxaa si habsami leh u socdo qabashada koorsooyi...
09/03/2024

Arday waxaan diyaar unahay inan kaalin mugleh ka qaadano mustaqbalkaga.

Waxaa si habsami leh u socdo qabashada koorsooyin cusub (Biology course).

Jimco wanaagsan, guud ahaan bulshaweynta somaaliyeed. Gaar ahaan bahda waxbarashadda.
08/03/2024

Jimco wanaagsan, guud ahaan bulshaweynta somaaliyeed. Gaar ahaan bahda waxbarashadda.

Nagu soo biir aan kula dadaalne ..
05/03/2024

Nagu soo biir aan kula dadaalne ..


Address

Mogadishu

Telephone

+252615118240

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad-Dhise integrated Acadamy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category