أكاديمية ابن إسحاق للسيرة النبوية
صفحة السيرة النبوية
صفحة خاصة بـنشر { سيرة نبينا محمد ﷺ }.
دبلوم السيرة
برنامج متكون من فصلين دراسيين، أُعد واختيرت مواده كي يحقق به الدارس البناء التأصيلي المتين في علم السيرة النبوية، وتترسخ قدمه أول دخوله بابه، حتى إذا ولجه انطلق في فضاءات هذا العلم الشريف حصيفا مبصرا.
التفاصيل.
*أجمع جوامع الدعاء*
ساعة الجُمعة
25/01/2024
ما أجمل تلك الكتب ❤️
16/11/2023
فتح البارى شرح صحيح البخارى .
➡️ kitaabka fatxul baariga , oo lagu sharxay saxiixul bukhaariga , waa sharaxa ugu fiican ee lagu sharxay saxiixul bukhaari.
أفضل طبعة لفتح الباري للحافظ ابن حجر العسقلاني.
طبعة دار السلام بالرياض.
🔸️ daabacada ugu fiican waa daaru salaam ee riyaad.
➡️ waa 15 mujalad.
Daabacadaan iibso.
✍️/ تحقيق | تخريج | تعليق | ضبطه | دراسة: علي بن عبد العزيز الشبل.
🔹️ : رقم الاحاديث والابواب : محمد فؤاد عبد الباقي.
🔸️: إعداد | إشراف | قدم له | واعتنى به | راجعه | جمع: عبد العزيز بن عبد الله بن باز .
06/08/2021
Naf kastaa waxay dhitaysato ayay leedahay,.
16/07/2021
◾ 𝘼𝙭𝙠𝙖𝙖𝙢𝙩𝙖 𝙊𝙙𝙭𝙖𝙙𝙖
1- in la Odxiyaysto waa Sunneh Muhiim ah
2-Neefka lagu Odxiyaysanaayo haddii uu yahay
☆-Ido waa Hal sano jir
☆- Haddii uu yahay Riyo waa Laba jir
☆_ Haddii uu yahay Geel waa shan jir
☆_ Haddii uu yahay Lo, waa laba jir ama saddex jir.
3-Neefku waa inaanu lahaan wax ceeb ah sida; Xanuunada, iyo Taagdarnida, iyo Lafjabnanta, iyo dhagaha oo lajaray, iyo wixii lamid ah ee Nusqaaminaaya Hilibka Neefka.
4- Waxa laqalayaa Salaada Ciida kadib
5- Saddexda Cisho ee Ciida ka danbeeya waa laqali karaa Odxiyada.
6- Neefka Adhiga ah waxaa uu ka gudayaa qof kaliya (qoys) .
Neefka Geela ah iyo Lo,da waxa ay ka gudayaa Todoba qof.(qoys)
7- Neefka Marka Laqalaayo waxa la odhanayaa (Bismillaahi Allaahu Akbar)
بسم الله الله أكبر
8- Middi af wanagsan ayaa lagu qali, oo si wanaagsan ayaa nafta looga raaxayn.
9- Waxa fiican inuu Hilibka Wax uu kacuno qaybna uu sadaqaysto, qaybna uu hadyad ubixiyo.
10- Cuntada Lagu israafimaayo Maalinta ciida
والله اعلى وأعلم وبالله التوفيق.
✍ 𝑺𝒉 𝑴𝒂𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒖𝒔𝒆𝒆𝒏
15/07/2021
ᴡᴀᴀ ʜᴀʙᴇᴇɴ ᴊᴜᴍᴄᴇ, ɪɴ ᴜᴜ ᴀʟʟᴇ ʜᴀᴍɪɢᴀᴀɢᴀ ᴋᴜᴜ ʀᴜᴍᴇᴇʏᴏ ᴋᴜ sᴀʟɪ ɴᴀʙʙɪ ᴍᴜxᴀᴍᴍᴇᴅ ﷺ.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu