27/11/2025
Jimco wanagsan all muslimiin
Empowering minds through knowledge. We provide quality educational content, resources, and support to help students, teachers, and lifelong learners succeed.
Join us on a journey of learning and growth!
27/11/2025
Jimco wanagsan all muslimiin
𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐱𝐬𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐧𝐨 𝐪𝐚𝐝𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧 𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐧𝐨 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐞𝐞𝐧𝐚. 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐭𝐲 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐞 [𝐒𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞 & 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 🌟
Macallimiintu waa tiirarka ugu muhiimsan ee bulshada. Waxaa lagu qiimeeyaa shaqadooda adag ee aan la soo koobi karin ee ku saabsan barashada, koritaanka iyo hagidda jiilalka cusub ee mustaqbalka. Waxaan ognahay in ay yihiin kuwa aan had iyo jeer joogin si ay u dhisaan mustaqbalka bulshadeena, iyaga oo na baraya aqoonta iyo xirfadaha aan ku noqon doonno kuwa guuleysta.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa macallimiinta naga taageera maalinta iyo habeenka, kuwa na dhiirrigeliya, ku hagta waxaan ku guuleysano. 💪📚
Naga raali ahow macallimiinta dhammaan waaya-aragnimadooda iyo qalbigayaga. Dhammaanteen waxaa naga go'an inaan si joogto ah u taageerno hawsha weyn ee aad qabataan!

21/11/2025
𝐇𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 & 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐧𝐚𝐪 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 — [𝐄𝐧𝐠 𝐀𝐛𝐝𝐢-𝐊𝐚𝐫𝐢𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐝𝐚𝐧]
Waxaan halkan uga diraynaa hanbalyo iyo mahadnaq gaar ah macalinkeenna sharafta mudan ee ka tirsan Somali City College, gaar ahaan qaybta Graphic Design ka iyo Motion Graphic
[Eng Abdullahi Shagax], waxaad Tahay iftiin, dhiirigelin iyo hoggaan aan ku tallaabsanno. Dulqaadkaaga, dadaalkaaga iyo sida aad ugu heellan tahay ardayda waxay naga dhiktay kuwo fahmay qiimaha waxbarashada iyo anshaxa.
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐨𝐰!
Waxaan kuu rajaynaynaa caafimaad, xoog iyo horumar joogto ah. Waxbarashada aad nagu beeraysayna waa hanti aan weligeed naga lumin doonin.
Somali City College – Meel lagu hago Mustaqbalka!
21/11/2025
𝐇𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 & 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐧𝐚𝐪 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 — [𝐄𝐧𝐠 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧]
Waxaan halkan uga diraynaa hanbalyo iyo mahadnaq gaar ah macalinkeenna sharafta mudan ee ka tirsan 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐭𝐲 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞,
𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐀𝐜𝐜𝐨𝐮𝐧𝐭𝐢𝐧𝐠
[𝐄𝐧𝐠 𝐀𝐡𝐦𝐞𝐝 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧] waxaad Tahay iftiin, dhiirigelin iyo hoggaan aan ku tallaabsanno. Dulqaadkaaga, dadaalkaaga iyo sida aad ugu heellan tahay ardayda waxay naga dhiktay kuwo fahmay qiimaha waxbarashada iyo anshaxa.
Mahadsanid macalinow!
Waxaan kuu rajaynaynaa caafimaad, xoog iyo horumar joogto ah. Waxbarashada aad nagu beeraysayna waa hanti aan weligeed naga lumin doonin.
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐭𝐲 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞 – 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐨 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚!
MaalintaMacalinkaMiintaSoomaaliyeed
21/11/2025
𝐇𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 & 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐧𝐚𝐪 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 — [𝐄𝐧𝐠 𝐘𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐒𝐚𝐛𝐫𝐢𝐞 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐨𝐮𝐝]
Waxaan halkan uga diraynaa hanbalyo iyo mahadnaq gaar ah macalinkeenna sharafta mudan ee ka tirsan 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐭𝐲 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞,
𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐟𝐭𝐰𝐚𝐫𝐞 𝐄𝐧𝐠𝐢𝐧𝐞𝐞𝐫𝐢𝐧𝐠
[Eng Yusuf Sabrie], waxaad Tahay iftiin, dhiirigelin iyo hoggaan aan ku tallaabsanno. Dulqaadkaaga, dadaalkaaga iyo sida aad ugu heellan tahay ardayda waxay naga dhiktay kuwo fahmay qiimaha waxbarashada iyo anshaxa.
Mahadsanid macalinow!
Waxaan kuu rajaynaynaa caafimaad, xoog iyo horumar joogto ah. Waxbarashada aad nagu beeraysayna waa hanti aan weligeed naga lumin doonin.
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐭𝐲 𝐂𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞 – 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐨 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐪𝐛𝐚𝐥𝐤𝐚!
MaalintaMacalinkaMiintaSoomaaliyeed
21/11/2025
𝐇𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 & 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐧𝐚𝐪 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐤𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 — [𝐄𝐧𝐠 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐒𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱]
Waxaan halkan uga diraynaa hanbalyo iyo mahadnaq gaar ah macalinkeenna sharafta mudan ee ka tirsan Somali City College, gaar ahaan qaybta Graphic Design ka iyo Motion Graphic
[Eng Abdullahi Shagax], waxaad Tahay iftiin, dhiirigelin iyo hoggaan aan ku tallaabsanno. Dulqaadkaaga, dadaalkaaga iyo sida aad ugu heellan tahay ardayda waxay naga dhiktay kuwo fahmay qiimaha waxbarashada iyo anshaxa.
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐨𝐰!
Waxaan kuu rajaynaynaa caafimaad, xoog iyo horumar joogto ah. Waxbarashada aad nagu beeraysayna waa hanti aan weligeed naga lumin doonin.
Somali City College – Meel lagu hago Mustaqbalka!
21/11/2025
Maanta waa maalin loogu dabaaldegayo haldoorka bulshada — macallimiinta. Waad mahadsan tihiin dadaalkiinna, dulqaadkiinna, iyo hanuunkiinna joogtada ah. Maalinta Macalinka farxad badan
13/11/2025
Jimco wanaagsan dhammaan ardayda iyo bulshada Somali City College! 🤍
Ilaahay ha idin siiyo maalin barako leh iyo nasasho wanaagsan.
29/10/2025
Waxaa bilaaban doono class cusub oo lagu baran doono course ka Graphic Design
FT subax 8:00Am ilaa 10:00Am
PT Subax 10:00Am ilaa 12:00Pm
23/10/2025
Jimco wanagsan all Muslimiin
16/10/2025
✨ Jumco Mubaarak ✨
School ka
Somali City College waxa u u rajaynaysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo ardayda waxbarasho wanaagsan, caafimaad iyo barako Jumcadan.
Allah hanaga dhigo kuwa ducadooda la aqbalo 🤲
📿 Duco:
اللهم اجعل هذا اليوم يوم بركة ومغفرة، وحقق لنا فيه ما نتمنى يا أرحم الراحمين.
(Allaahow ka dhig maalinkan mid barako iyo dembi-dhaaf ah, noona rumee rajadeenna, adaa ugu naxariis badan kuwa naxariista.)
📍 Siinay, ka soo horjeedka Jaamacadda Capital
📞 +252614740365 | +252617891170
✅ Nala soco: Somali City College