Astaamaha lagu garto ruuxa taageero ama ka tirsan AS iyo daacish.
1 aqoon maadi malahan sida science health politics iyo technology
2 aqoontiisa diiniga ma badna
3 waa qof qalafsan oo aan garta qaadan
4 waa qof aan afkaarta uu aaminsanyahay difaacan karin hadii lala doodo
Shabaab diid
naqdinta fikirka xagjirka
Qof AS taageero hadaad weydiiso maxaad Shacabka u leysaan , maxaad goobaha dad weynaha u qarxisaan waxaa ay jawaabtiisa noqoneysaa Amisom ba shacabka way dishaa๐คฆ๐คฆ๐คฆ nifaaqaas bal eega .
09/06/2023
Bal hada maxay faaideen argagixisadi soo weerartay hotelka ๐ muda hal saac ka yar ayaa juf looga dhigay naartana loogu diray
30/05/2023
Dadki falkaan geystay ayaa aaminsan in ay Shuhado yihiin, Allana Janada galinaayo๐ค .
02/05/2023
Maanta oo kale 15 sano ka hor waxaa duqeyn Cirka ah lagu dilay mujrimki weynaa ee aadan Ceyrow , umadana way ka nasatay fiiciladiisa guracnaa mujrimkaan ahlu naarka ah๐๐๐
Waxaan la yabanahy in la joogo qarnigi 21aad ee dunida ku tilaabsaty hormar baaxad weyn wilina ay jiraan dad laga dhaadhicin karo fikradaha guracan ee argagixisada ๐ค๐ค๐ค๐ค๐ค๐ค๐ฅต
Xuno ka tirsan AS ayaa isku dayay in ay u soo dhawaadaan Xarardheere , xaa ka racaay hee juf ayaa laga wada dhigay , 60 ayaa laga reebtay oo aaqiro loo diray ๐๐๐
Alshabaab sakaraatul mowt ayuu ku jiraa mar dhaw dalka iyo dadka way ka nasan doonaan
19/04/2023
Gabadhan argagixisada waxay u dileen maxaad isbitaal madiina oo dowlada leedahay uga shaqeysay ๐ช๐ช๐ช diinta iyo nolosha ay inoola rabaan Aas waa midaan
16/04/2023
3 dhagar qabe AS ah ayaa mooto bajaj qarax ku siday waxa ay kula qaraxday aag wadada general daauud halka wof shacab ay dhaawac gudud ka soo gaaray .
Bal kwrn bil soon qofki maleegayo in uu dadka dhibaateeyo , lkn alx isla iyagi bay la tagtay bahasha
12/04/2023
10/04/2023
ูููู
ูู ุงูุญูุงุฉ ูุตุงุต ูุง ุฃููู ุงูุงูุจุงุจ
Nin waliboo amniyaat ah oo dadka dhibay , sidaan cml ayaa sugeyso , Tiirka cadaalada๐ธ๐ด
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
KM4
Mogadishu