01/04/2026
𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝟏, 𝟐𝟎𝟐𝟔
Maanta waxaa si rasmi ah u bilowday imtixaan bileedka labaad ee 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓–𝟐𝟎𝟐𝟔. 📚✍️
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo nasiib wacan.
Allaha idin fududeeyo imtixaanka 🤲
19/03/2026
🌙✨ 𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙖𝙙𝙖 𝘾𝙞𝙞𝙙𝙙𝙖 ✨🌙
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Darul-Abraar waxay dhammaan bulshada Muslimiinta ah u dirayaan hambalyo diirran oo ku aadan munaasabadda barakeysan ee Ciidda.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana ka dhigo Ciiddaan mid farxad, nabad iyo barwaaqo leh.
🎉 Ciid Mubaarak dhammaantiin 🎉