Darul-Abraar Primary and Secondary School

Darul-Abraar Primary and Secondary School بِالْعِلْمِ تَجْذِبُ الْعُقُولَ، وَبِالْأَخْلَاقِ تَمْلِكُ الْقُلُوبَ. 🤍

04/09/2026

𝐒𝐀𝐍𝐀𝐃 𝐃𝐔𝐆𝐒𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃𝐊𝐀 𝟐𝟎𝟐𝟔–𝟐𝟎𝟐𝟕

Ku soo dhawaada dugsiga Darul-Abraar Primary and Secondary School

📢 Diiwaangelintu way furan tahay!

19/08/2026

𝐀𝐃𝐌𝐈𝐒𝐒𝐈𝐎𝐍𝐒 𝐀𝐑𝐄 𝐎𝐏𝐄𝐍!
‎
‎Diiwaangelinta ardayda waa furan tahay!

‎Daarul-Abraar Primary & Secondary School waxaa ka heli kartaa:
‎
‎📚 Waxbarasho tayo leh
‎🌱 Tarbiyo iyo anshax wanaagsan
‎👨‍🏫 Macallimiin u heellan horumarka ardayda
‎🚌 Adeegga gaadiidka ardayda
‎
‎Ku soo biir Daarul-Abraar halka aqoonta iyo tarbiyadu ku kulmaan.
‎
‎
📞 +252 61 8989818

17/08/2026

📢 𝗔𝗱𝗺𝗶𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻 𝗶𝘀 𝗡𝗼𝘄 𝗢𝗽𝗲𝗻!

Join us for quality education, character building, and a brighter future.

Contact us for more information.

📞 +252618989818
📍 Suuqa Xoolaha – Turcaaye

🎉 HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12AAD! 🎓Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda fasalka 12aad ee ka gudubtay imtixaan...
15/08/2026

🎉 HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12AAD! 🎓

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa ardayda fasalka 12aad ee ka gudubtay imtixaanka. 👏📚

15/08/2026
14/08/2026
🎉 HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8AAD! 🎓Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee si guul leh u...
09/08/2026

🎉 HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 8AAD! 🎓

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee si guul leh uga gudubtay imtixaanka. 👏📚

08/08/2026

Berri 10:00 subaxnimo ayaa la shaacin doonaa natiijada imtixaanka. Si aad u sii diyaar garowdo, natiijadaadana aad u hesho munaasabadda kaddib, fadlan booqo linkigan:

https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1

Kaddibna raac tilmaamaha ka muuqda sawirka si aad u hesho natiijadaada.

Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.

04/08/2026

𝗪𝗔𝗥𝗚𝗘𝗟𝗜𝗡

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, iyo guud ahaan bahda waxbarashada in natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8aad la shaacin doono maalinta Axadda, oo ku beegan 09 Agoosto 2026.

Address

Cali Turcaye
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 05:30
Tuesday 07:30 - 05:30
Wednesday 07:30 - 05:30
Saturday 07:30 - 05:30
Sunday 07:30 - 05:30

Telephone

+252618989818

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul-Abraar Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Darul-Abraar Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category