17/08/2025
Bismillah
Waxaa Si habsami Leh U socdo imtixanka shahadiga English ka dufcadda 2aad Iyo caafimaadka dufcadda 5aad ardayda Karama college xarunta
Academic Excellence And High Education
17/08/2025
Bismillah
Waxaa Si habsami Leh U socdo imtixanka shahadiga English ka dufcadda 2aad Iyo caafimaadka dufcadda 5aad ardayda Karama college xarunta
03/07/2025
03/07/2025
Maamulka, gudomiyaha iyo ardayda karama college waxay u hambalyeynayan dufcadda 4aad ee ka qalinjabisay xifdinta quranka karimka madarasada .
Hambalyo hambalyo hambalyo
27/01/2025
Tartanka ciyaaraha karama sports cup ayaa ka socdo garoonka savana stadium (salaxa)
Waxa uuna maraya heer qurux badan
Gudoomiyaha college-ka karaama ayaa u hambalyeyay ardayda ka qalin badalatay mu'asasada wildan 2025
Aqliibo ahmed yusuf, mid kamid ah ardayda ayaa qudbad so dhaweyn kaso jedisay xafladda qalibaninta dufcadda 3aad ee quranka karimka mu'asasada wildan
26/01/2025
01/01/2025
Sawirada hadiyad gudoonsinta macaliminta iyo ardayda iyo waalidinta
Malin la xusi dono 26/12/2024
01/01/2025
Sawirada shahaado bixinta class 2024
31/12/2024
With Abu Hureyra Primary and Secondary Schools – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
26/12/2024
ALXAMDULILAAH ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH OO SI NABAD AH NOOGU SOODHAMEEYAY XAFLADII Dufcadii 3aad&4Aad Ee cafimaadka’Dufcadii 1aad Ee English-ka
Dufcadii 1aad & 2aad Ee cumputer-ka
Waxa ay maahamulka iyo macalimiinta
Ugu mahadcelinayaan marti sharaftii iyo waalidiintii kasoo qeybgashay xaflada qalin-jabinta Ee
Waxaana si wada jir ah ugu hampalyeeneenaa ardaydii ka qalin badalatay xirfadaha kaladuwan ee uu bixiyo college ka looga haray maamuuska iyo mahdinta bulshada Ee
{BULSHADUNA WAXA AY DHAHDAY KARAAMA COLLOGE KOR ALLE HAYEELO }
Xiraf baro oo xornimo ku shaqeyso.