Ceyni cuud cawaale

Ceyni cuud cawaale

Share

Maansooyin iyo sheeko

07/10/2022

🌻Guutadu waxeey gaarsan
Tahay labada geesoode
Goba nimana waa loo
Dhashaa gees walbooy
Tahaye🌻

31/08/2022

Hibo iyo hanaan baa
Illaa hoodo ii siiyay
Kolka aan hadaaq
Gaaraybaan kala
Hubsaday hoowsha
Allahayoow adeey hiiliyee
Ii habuub hoowsha

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu