Al-Ain Primary And Secondary School

Al-Ain Primary And Secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Ain Primary And Secondary School, School, 21 october, Mogadishu.

06/06/2020

Fahanka dhakhatiirta miyaa yar mise dawada ayaa si ganacsi ah loo socodsiiyaa haddii aan u tago dulucdda hadalkeyga dawada Ranitidine 150 mg loona yaqaan Zantac

Waxaa walaac weyn ka muujiyey hayadda maamusha dawada iyo cunadda ee Mareykanka (FDA) kana digtay in dalkeeda lagu iibiyo ama ka mabnuucday suuqyadda dawada ee markeykan

Halka ay caadi wali ka tahay in loo qoro dadka soomaaliya waxaana masuuliyaddaas iska leh dhakhatiirta wali ku howlan qorista dawadan Ranitidine (Zantac)

Daawada Ranitidine ee lagu daaweeyo gaaska iyo laabjeexa ayaa laga heley maado keeni karta Kancer, maadadaas ayaa ah N-nitrosdimetylamine (NMDA)

Noocyada kancer ee ay keeni karta dawadda waxaa ka mid ah ?

✓Kancerka beerka
✓Kancerka caloosha
✓Kancerka Dhuunta
✓Kancerka mindhicirada
✓Kancerka kaadi haysta iyo kuwa kale oo badan

Dadka ka shaqeya Goobaha Cafimaad waa in ay iska ilaaliyaan in ay qoraan dawada Ranitidine oo keeni karta xanuunka kancerka,

haddii aad rabtid in aad qortid dawo gaas lagu daweeyo Fadlan u qor ppi Omeprazole, lansoprazole iyo wixii la mid ah ama sii talooyin cafimaad oo ku habboon sidii uu ula tacaali lahaa gaaska..

Dr Cadceed

Photos from Shukri George's post 10/04/2020
24/03/2020

Asc walalyal,salaan kadib waxaa rbaa inaa waxyar oo ku sabsan ka hadlo wxuu yhy,meshu kayimid,iyo sida lo qaado.
Kabogasho wacan:
waa:





Qof kasoo safray gobolka Yunnan ayaa dhintay isaga oo safar shaqo ugu socday gobolka Shandong ee isla Shiinaha, isaga oo baska saaran. Qofkaas markii la baaray waxa laga helay Fayraska . Sidoo kale 32qof oo baska la saarnayd waa la baaray iyana si loo hubiyo inay fayraska qabaan.

Fayraskan Hantavirus waa Fayras muddo laga joogo 44sano kuna beegan sanaddii 1976-dii markiisii ugu horraysay kasoo shaac baxay South Korea. Waa fayras aan saamayn badan lahayn oo illaa 21nooc u qayb sama. Nooc kamida ayaa xambaarsan.

👉Qaabka loo qaadayo cudurka:
Jiirka dadka ama ma isticmaala u gudbiya, ayaa aad ugu sahlan inuu kudhaco viruskan.
Cudurkan ma ahan Human to human ee waxaa laga qaadaa wa jiirka misna saa utaqaanin.

👉Calaamadaha fayruskan ayaa ah:
,
iyo .
Maalmo kadib qofka waxa kusoo kordha oo ku ,
dadka qaybtood baa yeesha , , , , , iyo

👉xiligu kuso muqan karo waa:
1___8 maalin gudahod.

👉sidee loga hortagi karaa:
Inaaa ka fogaato joga guryaha,magalada mel walbo aad ku aragto inaa ka fogaato madama viruskan uu yhy mid laga qaado jiirka.
Sharegareey walalyal.

16/09/2019

Assalamu calaykum warax matulahi wabarakaatuh waa pageka iskuulka al ceyn kuso dhawaada

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


21 October
Mogadishu