19/07/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Machadka Daarul-Sunnah ee Barashada Culuunta Shareecada Islaamka wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan bulshada ku dhaqan Degmada Dharkenley iyo nawaaxigeeda in la bilaabay diiwaangelinta ardayda cusub ee Sanad-dugsiyeedka 2026–2027.
Haddii aad jeceshahay in ubadkaagu helo barbaarin Islaami ah, barto Qur'aanka Kariimka ah, Culuunta Shareecada, iyo Luqadda Carabiga, fadlan si degdeg ah ula xiriir ama booqo faracyada kala duwan ee Machadka Daarul-Sunnah ee ku yaalla Degmada Dharkenley.
📍 Diiwaangelintu way furan tahay.
☎️ Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0615890203
0614125353
0618373724
0615520795