Salama Academic
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Salama Academic, Education, Mogadishu.
28/06/2021
asc walidiinta lajecel waxbarashada ubadkooda waxey ogey siineysaa madrasada salaama acadamey iney uheyso arda waxbarasho tayeysan hababka waxbarashada madrasada waxaakamida xifdinta quraanka kariimka iyo qorista carabiga iyo aqriska carabiga waxeynu udiyaarinay ardada gawaari kakeeno guryaha kunaceliyo madrasadu wexey kutaalaa siinaay kaarahaan dhabarka danbe ee jaamacadda kowneen kala xariir 613664465 ama 617144143
17/06/2021
waxaan idiinheynaa waxbarsho tayoleh iyotaryenta ubadka madrasu wexey kutaalaa siinaay gaarahaan dhabarkadanbe ee jaamacadda kownen waxi faah faahin intaa kadheeri ah kaxariir 613664465 ama 617144143
asc kusoodhawaada waxbarasho tayeysan kalasoow xariira moobilkaa shashada kaaga muuqda 613664465
24/03/2021
Xifdinta Qur aanka Kariimka Iyo Culuumta Diinigaaa
wixii faah faahina Wac lambarkaan 0613664465
22/03/2021
Asc
ku soodhawaada Madrasada Salaama Academic waxaad ku baran karta
Xifdinta QURAANKA KARIIMKA IYO CULUUNTA DIINIGAA Aqoon tayo leh
Waxaan Carrurta ku sooqaadnaa Gawaari loogu tala galay
Wixii faah faahina Nagala sooxariir 0613664465
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu