19/08/2024
Tacsiyo..๐ฐ๐ฅ๐ข
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู
Allaha u naxriisto Adeer Hassan Manur, qabrigisa Alle ha u waasiciyo.
Waxaan u tacsiyenaya dhammaan familka guud ahaan Sabir iyo imaan Allah ha naga siiyo Inshaa Allah.
18/08/2024
Hambalyo wiilka aan adeerka u ahay guushaa aad gaartey.
12/08/2024
ุงูููููุง ููููููู ููุงูููููุง ุงูููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู.
ุฅู ููู ู
ุง ุงุฎุฐ ููู ู
ุงุงุนุทู ููู ุดูุกู ุนูุฏู
Naxariis janno Allaha siiyo ustdkeygi Xasan Axmed Waare.
Qoyska dhammaan samir iyo imaan Allaha kasiiyo.
Aabe Allaha u naxariisto, gadashiis Allaha nama fidneeyo.Yuusuf Xasan Waare, Cali Xasan Waare, Axmed Xasan Waare
Iyo caruurta kaleba.
Aamiin yaa Allah.
09/08/2024
Asc Wa siminaar ku saabsan istartiijiyada laga rabo Macalinka Casrigaan lagu jiro waana Jaamacada Alcarabiya.
02/08/2024
Asc kaso qeyb gal wanagsan
05/07/2020
https://www.youtube.com/watch?v=Hu3JKFgaCic
Sida la iskaga Yareeyo Khasaaraha IQ Option
Waa sida aad iskaga yareyn laheyn Khasaarihii kugu dhici laha IQ Option Waa Noocyada kala duwan ay leeyihiin Candlesticks IQ Option Waxaad nagala soo xiriir ...