Netsom Academy of Science and Technology

Netsom Academy of Science and Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Netsom Academy of Science and Technology, Educational Research Center, wadada wadnaha, Mogadishu.

Kusoo dhawaw xarunta waxbarashada iyo cilmi baarista ee Netsom Academy of Science and Technology xaruntu waxa ay bixisaa koorsoyin kala duwan sida Computer ka, caafimaad ka iyo luuqadahaha

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo! Maamulka iyo macalllinta Mac-hadka Netsom Academy of Science and Technology waxow hambalyo...
15/08/2026

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!
Maamulka iyo macalllinta Mac-hadka Netsom Academy of Science and Technology waxow hambalyo u dirayaa saddexda arday ee kaalimaha h**e kagalay Exam ka wazaarada waxbarashada ee Dowladda federalka somalia ay qaadey. 2026-2027

Mac-hadka Netsom Academy of Science and Technology Qeybtiisa horumarinta ee inet-hub waxaan ku qabaneynaa course ciwaan ...
17/06/2026

Mac-hadka Netsom Academy of Science and Technology Qeybtiisa horumarinta ee inet-hub waxaan ku qabaneynaa course ciwaan keedu yahay "How to learn yourself if Enterpreuner or employer?"
Waxaana ku baran doontaa cashiro tayo leh inagoo ardayda kacaawin doona sidii uu u noqon lahaa qof yaqaana meeshu uu ku fiican yahay inuu gacsai abuuro mise inuu kashaqeyo mid abuuran
Hadaba nagu soo biir WhatsApp link ga hoos yaala: https://chat.whatsapp.com/K5H3aiQ6Q6B1w61EKgOWOI
maantaba noqo qof kafaaiideysta
Faahfaahin nagala soo xariir numbers ka meesha saaran.

inet-hub

Mac-hadka Netsom Academy of Science and Technology waxow qabanayaa course ciwankeedu yahay Public Speaking and Persuasio...
03/05/2026

Mac-hadka Netsom Academy of Science and Technology waxow qabanayaa course ciwankeedu yahay Public Speaking and Persuasion Skills
Mudada uuso conayo waa 3. months
Goobtu waa jaamacada IMAMU-SHAFICI UNIVERSITY
Waqtiga laqaadanayo Khamiis iyo jimco
Dateof starting: 07-05-2026 Thursday
Markii ardaygu dhameyo course da waxaa lagu doonsiin doonaa Shahaado.
Hadaba dadka,aan qaadaneyno waa ay kooban yihiin ee fadlan yaan lagaa buuxin.
Faahfaahina nakala soo xariir whatsApp link ga hoos kuxusan.
https://chat.whatsapp.com/FvjJXLMNGf3JVSocUoNQn9?mode=gi_t

Jumca mubaarak All f&f
01/05/2026

Jumca mubaarak All f&f

Address

Wadada Wadnaha
Mogadishu

Telephone

+252613602064

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Netsom Academy of Science and Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share