30/05/2026
Sahan primary & Secondary School
kusoo dhawaaw page ka saxda ah ee schoolka sahan primary and seconday school
30/05/2026
Maamulka,macaliminnta iyo dhamaan bahda sahan waxay u gu hambalyeenayaa umada soomaaliyeed munaasaba ciidda waxaan leenahay ciid wanaagsan kulu caam wa antum biqeer
Waa qeyb ka mid ah tartankii shay ay guuleysteen koobka f4 2025.2026
20/05/2026
Waxaa maanta oo taariikhda ku beegan tahay 20.5.2026 noo soo gabagaboobey tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 2025.2026 waxaana tartan adag dhex maray fasalada f4 iyo f3 waxeyna guusha raacdey fasalka f4
12/04/2026
Maamaulka,macalimiinta ,ardeyda iyo dhammaan bahda dugsiga sahan waxay xanuunka iyo muragada la qeybsanaayaan macalin maxamuud yuusuf mahdi oo aabahiis galabta ku geeriyooday magaalada mogadisho ,ilaag ha u naxriisto dambigiisa ha dhaafo qabrigiisna ha u waaasiciyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu