Murzali Platform

Murzali Platform

Share

A life coaching company that empowers personal growth and clarity ๐ŸŒŸ | Goal-setting & sustenance ๐Ÿ“ˆ | Exclusive Journaling Club โœ๏ธ | Clients in 8+ countries

29/03/2025

Ciid wanagsan iyo wax soosaar wanagsan๐Ÿ€๐ŸŒ™

Photos from Murzali Platform's post 08/11/2024

5 calaamadood oo muujinaayo in la joogo waqtigii aad la kulmi laheed Tababare nololeed.

1. Waxaad dareemeysaa in aadan garaneynin meel aad wax ka bilowdo iyo isku dhexyaac badan.
2. Waxba ma joogteyn kartid. Wax walba oo aad bilowdo dhexda ayaad ugu tagtaa.
3. Noloshaada gaarka ah iyo midaada shaqada iskuma kaa dheelitirno.
4. Wax walba dib u ayaad u dhigataa. Waxadna raadineysaa waqtiga ugu saxan.
5. Waxaad leedahay riyooyin waaweyn laakin qorshe makuu lahan.

Ma isku aragtay mid kamid ah calaamadaha aan soo sheegnay? Manta qaad talaabada kowaad oo booking-gareyso 1-1 Coaching session.

Booqo website-keenna ama nagala soo xiriir What'sapp Lambarkeena; 61 4036148

18/09/2024

Waxaan Hambalyo leenahay, Ruweydish Yule Pretty oo uu soo gabagaboowey barnaamijkeenna Accountability Coaching.

Accountability Coaching waa barnaamij Coaching oo aan qofka ka caawino in uu xaqiijiyo Joogteynta waarta waxa uuna soconayo 90 maalmood.

Hadiii ku dhibantahay Joogteynta AC Waxa uu xal waara u noqon karaa jogteyn la'aanta iyo socodsiin la'aanta hadafka , Nala soo xiriir si aan kuula shaqeyno.

Mar kale Hambalyo Ruweida๐ŸŽ‰

11/09/2024

Waxaa sharaf ii ah in aan idin oggeysiyo in ay si rasmi ah u furan tahay sii dalbashada buuggeyga cusub ee Taayarka Nolosha; Lixda tiir ee lagu dhiso nolol dhammeystiran.

Ku dalbo buugga keliya $10, oo hel faaidooyinkan hoose si 100% bilaash ah:

1. Free Clarity Group Coaching Session (Worth $25)
2. Free 1-Month Subscription to the Exclusive Journaling Club (Worth $15)
3. Free 1-Month Subscription to the Empowerment Edition newsletter (Worth $2)
4. Free Access to the Taayarka Nolosha Workshop (Worth $7)
5. Free 300 Journaling Prompts designed for the book (Worth $5)
6. Lifetime Access to my Sunday newsletter

Hel dhammaan adeegyadaas keliya adiga oo ku iibsanaayo buuggeyga $10 keliya. Waxaan rajeynayaa in aad kamid noqoto dadka ugu horreeyo oo ka faaideysta!

What'sAppka Number: +252614035267 / 61 4036148

Guleyso Alle idamkii kana faaideyso fursadahaas inshallaah!

Photos from Murzali Platform's post 09/09/2024

Buuggii ugu horeeyey oo ku saabsan life coaching kuna qoran af Soomaali ayaa soo baxay โค๐ŸŒŸ

Hada soo dalbo oo hel faaidooyin badan oo bilaash ah, halkaan kasoo dalbo, What'sapp Number: 61 4036148

07/09/2024

Waxaa sharaf ii ah in aan idin oggeysiyo in ay si rasmi ah u furan tahay sii dalbashada buuggeyga cusub ee Taayarka Nolosha; Lixda tiir ee lagu dhiso nolol dhammeystiran.

Ku dalbo buugga keliya $10, oo hel faaidooyinkan hoose si 100% bilaash ah:

1. Free Clarity Group Coaching Session (Worth $25)
2. Free 1-Month Subscription to the Exclusive Journaling Club (Worth $15)
3. Free 1-Month Subscription to the Empowerment Edition newsletter (Worth $2)
4. Free Access to the Taayarka Nolosha Workshop (Worth $7)
5. Free 300 Journaling Prompts designed for the book (Worth $5)
6. Lifetime Access to my Sunday newsletter

Hel dhammaan adeegyadaas keliya adiga oo ku iibsanaayo buuggeyga $10 keliya. Waxaan rajeynayaa in aad kamid noqoto dadka ugu horreeyo oo ka faaideysta!

What'sAppka Number: +252614035267 / 61 4036148

Guleyso Alle idamkii kana faaideyso fursadahaas inshallaah!

25/08/2024

Ujeedo: Shaacinta Cinwaanka Asbuuca๐ŸŽ‰

Door intee la eg ayuu life-coachka ka qaataa sare u qaadista waxsoosaarka qofka? Si uu wax soo saarkaagu u noqdo mid sareeya oo aad mahadiso ma u baahantahay life-coach kula shaqeeya? Life-coachkaagu makaa caawin karaa inuu caqabadaha kaa hortaagan inuu waxsooraarkaagu wanaagsanaado kula xaliyo? Wabinar-kan muhiim ayuu kuu yahay adiga.

Waxa uuna ku saabsan yahay *Doorka Life coach-ka ka qaato sare u qaadista wax soosaarka qofka* oo uu soo jeedin doono CoAch
Wabinar-kan 100% waa free, waxaana ugu talagalnay qof walba oo raba inuu life-coach la shaqeeyo, qofkasta oo raba inuu wax soosaarkiisa sare u qaado.

Waxa uuna qabsoomayaa caawa.

๐Ÿ—“๏ธ25-08-2024
๐Ÿ•’ 9:00 PM, Fiidnimo.
๐Ÿ“Google meeting

20/08/2024

Adeegyadeenna, Intaan keebaa ka faaideysatay

15/08/2024

Hey friends, waxaan shaqaaleysiineyna Executive Assistant. Qof naga caawiya socodsiinta shaqooyinkeenna coaching-ka iyo howlaha guud ee shirkadda.

Waxaa inoo muhiimsan in aad ku fiican tahay;
- Luuqada English-ka iyo Af soomaliga.
- Maamulida kulamada kulamada iyo Barnamijta
- la xirista macaamiisha
- isticmaalka Microsoft Office, Google Meeting, Zoom iyo Google Calendar.
- Maamulida barhaha bulshada.

Hadii aad jaceshay qabashada shaqooyinka aan sare ku xusnay waxaan kugu soo dhoweynaya in aad ku biirto kooxdeennaa. Executive Assistant waxa uu si dhow ula shaqeyn doona Coach Mohamed Murzali .

Hadii aad daneynayso halkan kasoo codso:
https://surveyheart.com/form/66bb1c51249e60108babaa56.

Kadib marka aad formka soo booxiso ha iloowin in aad nagala soo hadasho What'sapp Number-keenna: 61 4036148 .

Nasiib wanagsan โค

13/08/2024

Fursad dahaabi ah โค๏ธ๐Ÿ“’

Hey friends, Mar badan ma maqashay Journaling? Se ma garan weysay waxa uu yahay iyo faaidadiisa. Ma rabtaa in aad fahmto sida loo sameeyo iyo sida aad ku gaari kartid faaidadiisa.

Waxan kugu casuumeynaa kasoo qeybgalka workshop ciwaankiisa yahay *Sida Journaling kaaga caawin karo in aad naftada barato iyo una horumarin kartid*.

Workshop-kaan waxa uu u furan yahay keliya Dadka xiiseynaayo in ay Journaling wax ka fahmaan sidaa oo kalena joogteyan. Waxa keliya kasoo qeyb gali karto 20 qof. Si aan lagaga buuxin fadlan soo buuxi formkan kana faaideyso Alle idamkii.

https://surveyheart.com/form/66b8cb4cb27a431064a8aa00

Workshop-ka waxa uu qabsoomi doona:

๐Ÿ—“๏ธ 16 - 8 - 2024
โฐ 3 PM
๐Ÿ“ Kaafia Center

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadajir
Mogadishu
2526