Daaci Yahye Abdulahi
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daaci Yahye Abdulahi, Education, Mogadishu.
12/01/2025
DJ Hanad oo loo yaqaano "DJ DHUUSAYE" ayaa isagoo si live ah u saraan Tiktok waxaa la weydiiyey in u ku saliyo Nebi Mohamed NNKH, Balse wuxuu diiday in ku saliyo Nebiga SCW
Arrintaan ayey dadka Soomaaliyeed ee Muslim ah ee Isticmaala Aalaadan aad ula yaaben, Sido kale wuxuu bartiisa Tiktok uu soo dhigey muqaal kusoo dul-qorey "Cristain is the best.
Qaybta Comments-ka kusoo wada qora "SCW" Dhammaantiin si aan kor ugu qadno nebigeena Mohamed NNKH.
Daaci Yahye Abdulahi
12/01/2025
Rag GO GOSHII WAA NAABAD
Daaci Yahye Abdulahi
Dhagyso sheikhan Weligaa SaLada ilahy Diib ha u dhigin
Daaci Yahye Abdulahi
Haddii aad dib u dhigto salaadda, waxaad markaa qorsheysay dib u dhaca guul iyo qorsha kasta ee waxtar u leh nolasha aakhiro iyo adduun! Horumarka qofka bani’aadamka ah uu doonayo halka lagu gaaro waa salaadda . Allaha inagu xafido , aamin.
Yaxye Cabdulahi Ducaale
11/01/2025
Jacaylka dadka Muslimiinta ahi u qabaan kacbada ama masjidka barakaysan ee Xaramka. ❤
Qof walba oo Muslim ah wuxuu niyaysanyahay kuna dedaalayaa sidii uu ku tagi lahaa Xaramaynka.
Ilaahayow kuwii ku soo cibaadaysta naga yeel ee maal xalaal ah ku taga. 🤲
YYaxye Cabdulahi Ducaale
Noloshan Gaban ee aduun way Dhaman waxba Aduunka Ha is wada siin
Dad inaga Dadal Badna inaga Camal iyo wnag badan baa ka tegay
Adunka Hadii cid ku Hadhi lahayd Nabigena صلى الله عليه وسلم aya ku Hadhi laha
Hadaba mantaad jogta shaqayso wax akhiradada ad ku Bad Bado
Daaci Yahye Abdulahi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |