09/06/2026
Tartanka Tacliinta
Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim oo soo gaaray mar xaladii u gu danbeysay waxaana maanta oo talaado ah tarikhduna ku astey-santahey : 9-jun-2026 aya wada ciyari dono faslada hoose .
Sadaali oo ku guleyso abaal marin lacageyd oo dhan 10 doolara
waxana tabaa gelin doono abal-marinta
Abdullahi Ali Nor-Baa
Waxayna ku egtahay 9:00AM
Shuruudaha Guleystaha:
1. Class-kee u gudbaya Finalka.
2. Dhibcaha uu tartanka ku so dhaman doono.
3. Page Follow garey
4. Share garey poster-ka
5.like
30/05/2026
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฐ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ด-๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ-๐ฑ๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
Dhammaan ardayda
Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim waxaan u rajaynaynaa guul, horumar, iyo natiijooyin wanaagsan oo ay ku farxaan.i.n
29/05/2026
SAWIRRO QEYBTA KOOWAAD
Fasalka form two ayaa ugudabay finalka tartan aqooneedka
Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim
26/05/2026
๐โจ Hambalyo Ciid Adxaa โจ๐
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda
Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidda Adxaa.
๐ Ciid Mubaarak dhammaan muslimiinta
ูู ุนุงู
ูุงูุชู
ุจุฎูุฑ ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู
24/05/2026
Tartanka Tacliinta
Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim oo soo gaaray mar xalad xasaasi ah aya beri oo ah maalin isniin @ ah tarikhduna ku astey-santahey : 25-May-2026 aya wada ciyari dono faslada hoose .
Sadaali oo ku guleyso abaal marin lacageyd oo dhan 10 doolara
waxana tabaa gelin doono abal-marinta
Abdullahi Ali Nor-Baa
Shuruudaha Guleystaha:
1. Class-kee u gudbaya Finalka.
2. Dhibcaha uu tartanka ku so dhaman doono.
3. Page Follow garey
4. Share garey poster-ka
5.like
20/05/2026
Fasalka form two ayaa final iska xaadiray kadib markii uu ka adkaaday fasalka 8aadB.tartan saacado badan qaatay
Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim
19/05/2026
Tartanka Tacliinta Dugsiga Daarul-Caaalim oo soo gaaray mar xalad xasaasi ah aya beri oo ah maalin arbaco ah tarikhduna ku astey-santahey : 20-May-2026 aya wada ciyari dono faslada hoose .
Sadaali oo ku guleyso abaal marin lacageyd waxana tabaa gelin doono abal-marinta Abdullahi Ali Nor-Baa
Shuruudaha Guleystaha:
1. Class-kee u gudbaya Finalka.
2. Dhibcaha uu tartanka ku so dhaman doono.
3. Page Follow garey
4. Share garey poster-ka
5.like
19/05/2026
Fasalka 7aad A oo iska xaadiriyay semifinal ka tartan aqooneedka
Dugsiga Hoose/Dhexe &Sare Ee Daarul-Caaalim