19/04/2026
๐ Kulanka Berri Subax โ Al Huda Cup 2025-2026**
Fasalka 7Aad ๐ fasalka 5 Aad
โฐ Saacadda: 06:30 AM
๐ Goobta: Al huda Stadium
๐ฅ Kulan kale oo xiiso leh ayaa la filayaa berri subax! Labada fasal waxay diyaar u yihiin tartan adag oo sharaf leh.
๐ฃ Ha moogaan inaad taageerto fasalkaaga oo aad dhiirrigeliso ciyaartoyda!
๐ **Isboortiga iyo Aqoontu waa mataano**
16/04/2026
sawirada Kulanki Fasalada Form one & form two
Natiijada Kulanka ay guusha Raacde fasalka Form one 4-0
15/04/2026
โฃ
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐2025โ2026 ๐โฃ
โฃ
๐ Saaka waxaa si habsami leh u qabsoomay tartan aqooneed xiiso leh,โฃ
oo ay ku tartameen fasallada:โฃ
๐ 12aad vs 9aadโฃ
โฃ
โ
Ardaydu waxay muujiyeen dadaal, karti feejignan iyo aqoon sareโฃ
๐ฅ Tartan qurux badan kadib, guushu waxay raacday:โฃ
๐ 12aad Bโฃ
โฃ
๐ Hambalyo 12aad Bโฃ
๐ซ 9aadna waad ku mahadsan tihiin tartanka wanaagsanโฃ
โฃ
๐ซ Maamulka Dugsiga Asaasiga Sare ee Al-Hudaโฃ
waxaa ka goโan horumarinta aqoonta iyo kobcinta ardayda.โฃ
12/04/2026
๐ Kulanka Berri Subax โ Al Huda Cup 2025-2026**
FORM 2 ๐ FORM ONE
โฐ Saacadda: 06:30 AM
๐ Goobta: Al huda Stadium
๐ฅ Kulan kale oo xiiso leh ayaa la filayaa berri subax! Labada fasal waxay diyaar u yihiin tartan adag oo sharaf leh.
๐ฃ Ha moogaan inaad taageerto fasalkaaga oo aad dhiirrigeliso ciyaartoyda!
๐ **Isboortiga iyo Aqoontu waa mataano**
07/04/2026
ful time kulanki shale dhex mare fasalad
form three vs form four
next game nasiib wacn
06/04/2026
man Of the match Kulanka Siraaji
06/04/2026
๐ธ SAWIRRO: Furitaanka Tartanka Kubadda Cagta Dugsiga asasiga sare ee Al-Huda 2025โ2026 โฝ๐ฅ**
Maanta waxaa si rasmi ah loo daah-furay Tartanka Kubadda Cagta ee Dugsiga Aasaasiga Sare ee Al-Huda ๐
Munaasabadda furitaanka ayaa ku qabsoontay jawi farxad iyo qurux leh, iyadoo ay kasoo qeyb galeen Maamulka Dugsiga, Macalimiin, Arday iyo marti sharaf kale. Tartankan ayaa ah mid sanadle ah oo kor u qaada hibada ardayda, isdhexgalka iyo tartanka caafimaadka qaba.
โฝ Fasal kasta wuxuu soo bandhigayaa karti, dadaal iyo ciyaar wanaag
๐ค Waxaa la filayaa tartan xiiso leh oo ku dhisan ixtiraam iyo isboorti
๐ Yaa ku guuleysan doona koobka sanadkan?
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan fasalada ka qeyb galaya guul iyo ciyaar wanaag!
31/03/2026
๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐-๐๐๐๐ โฃ
โฃ
Maalinta beri Taarikhda Tahay 1-4-2026 wax Ku Balansan Tartan aqoneedka Labada Fasal Kala Ah โฃ
โฃ
๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 8(A)๐๐๐๐ ๐ฏ๐ฌ ๐๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ 6๐๐๐๐ โฃ
โฃ
Labada fasal Waxa U rajeynena nasiib Wacan โฃ
๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ฅ-๐๐ฎ๐๐
21/03/2026
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ โฃ
โฃ
CIID WANAAGSANโฃ
โฃ
Dhamaan waalidiinta, macallimiinta, ardayda iyo bahda waxbarashada waxaan ugu hambalyaynaynaa maalinta 2aad ee munaasabadda ciidul fitriga.โฃ
โฃ
Dhanka kalena waxaan ardayda iyo macalimiintaba iyo shaqalaha ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ฅ-๐ก๐ฎ๐๐ la wadaagaynaa in dugsiga dib loogu soo laabanayo maalinta Isniinta 23 March 2026.โฃ
โฃ
๐๐๐ก๐๐๐ฌ๐๐ง๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐ ๐๐ซ๐จ๐ฐ ๐ฐ๐๐๐๐ง .
19/03/2026
๐โจ ๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น ๐๐ถ๐ฑ๐ฟ๐ถ๐ด๐ฎ โจ๐โฃ
"Dugsiga Asaasiga Sare Ee Al-Huda waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed, ardayda, macallimiinta iyo shaqaalaha dugsiga, u diraysaa hambalyo diirran munaasabadda Ciidul Fidriga.โฃ
โฃ
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii suubanaa, hana inaga dhigo kuwii ku guuleysta kheyrka iyo barwaaqada".โฃ
โฃ
โฃ
โฃ
#๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค!
01/03/2026
๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐-๐๐๐๐ โฃ
โฃ
Maalinta beri Taarikhda Tahay 2-3-2026 wax Ku Balansan Tartan aqoneedka Labada Fasal Kala Ah โฃ
โฃ
๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐ฏ๐ฌ ๐๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ ๐๐๐๐ โฃ
โฃ
Labada fasal Waxa U rajeynena nasiib Wacan โฃ
๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ฅ-๐๐ฎ๐๐