Al Hidaaya Institute of Languages School

Al Hidaaya Institute of Languages School Waa Barta Rasmiga ah Ee iskuulka Alhidaaya Kusoo Dhowaada siina LIKE gareeya Insha Allah.

iskuulka Alhidaaya waxa uu ku yaala degmada xamar jajab gaar ahaan laamiga Baar Ha idhaafin
ee Buundooyinka. wixii fahfaahin intaasi dheeri fadlan laxiriir maamulka iyo macallimiinta dugsiga adigoo ka wacaayo lambarka page'ka saaran
MAHADSANIDIIN

These are Student's of fast aid They are making apratical at side (The inter veinous injection )
05/11/2021

These are Student's of fast aid
They are making apratical at side
(The inter veinous injection )

31/10/2021

Hamplyo hamplo hamplyo 💯✍

31/10/2021

Anigoo maamulka Alhidaaya ah misana
Bare ka ah Al:Hidaaya school
Waxa uqabanay innagoo si wadda jir ah
Xaflad qalan jabin ah una qabanay
Ustad maxamed oo Bare ka ah
isla Al: Hidaaya school xafladaaso iskugu jirtay
Niyad dhis iyo horusocod wacan
Macallinku waxa uu dhameeyay
Heerkii 1 aad ee wax barashada jamacada
Hase yeeshee xaflada waxa ka so qeyb gashy waalidin iyo Arday iyo bare yaal.💯

My name is tutor omar ifiye This is our lesson today 💯Be the one to take advantage of it.💯Nice to meet you  Ha inaga baq...
26/09/2021

My name is tutor omar ifiye
This is our lesson today 💯
Be the one to take advantage of it.💯
Nice to meet you
Ha inaga baqilin Like and share 💯

Aqoontu waa furaha nolasha!
22/09/2021

Aqoontu waa furaha nolasha!

15/08/2021

Hadalku waa geesi nimo.
iska keen keen mahan!

11/08/2021

Waxaa galabtaan si farxad leh inoogu dhacday Xafladena oo dhacday galab arbaca ah
Taariikha 11/ 8/2021 Today
Oo ka soo qeeyb gashay macallimiin,
Iyo waalidiin, iyo camera man's oo ka qeyb qaateen quruxda xaflada schoolka oo ku yaala degmada xamar jajab qaasatan labbada buundo dhaxdood allaah ayaa mahadleh oo si qurux badan inogu so idleeyay.

Ciid wanagsan ayaan hawada idiin soo marineena oo idin leh macaliminta schoolka alhidaya ❤
20/07/2021

Ciid wanagsan ayaan hawada idiin soo marineena oo idin leh macaliminta schoolka alhidaya ❤

Waa xiisada ardayda galableyda ah     Da'daalaa wuu gaaraa.Waa hadal kooban oo macno  leh.
05/07/2021

Waa xiisada ardayda galableyda ah
Da'daalaa wuu gaaraa.
Waa hadal kooban oo macno leh.

Waa alle mahadii waxaa ino soo gab gaaboobay Dayactirki socday mudo labba maalin Schoolka Alhidaaya institute of languag...
11/06/2021

Waa alle mahadii waxaa ino soo gab gaaboobay
Dayactirki socday mudo labba maalin
Schoolka Alhidaaya institute of languages Waxa uu idin leeyahay juma murak

Address

Waaberi Road
Mogadishu

Telephone

+252619970311

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Hidaaya Institute of Languages School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category