Machad Caasim Qur'aan Online

Machad Caasim Qur'aan Online

Share

Waxaan dadka barnaa barashada Qur'aanka Kariimka iyo higaada iyo tarbiyadda Islaamka.

01/11/2022
30/05/2022

Ogeysiis muhiim ah
Dugsiga barashada quraanka kariimkaa ee machadka Caasim Quraan Online, waa dugsi lagu barto Quraaka kariimka, tarbiyada islaamka, Hab Online ah, sigaarana ay uga faaideysan doonaa caruurta qurbaha ku noo dhaqan ayagiyo waalidiintooduba, hadaba waalid uga faaidey ubadkaaga quraanka iyo dhaqanka islaamka si fudud havkuugu bartee, dugsiga Caasim Quraan Online waxaa lagugu bari doonaa:
1. Xifdinta quraanka kariimka
2. Barashada Qoraalka iyo Higaada
3. Barashada tafsiirka quraan
4. Barashada Siirada Nabiga scw
5. Bashada Axaadiista Shiriifka
6. Barashada Caqiidada islaamka
Hadaba wixii faafaahin dheeriyaya kala xiriir Nambarada shaashada kaaga muuqda
Balanteenu waa machadka Caasim Quraan Online

30/05/2022

Kusoo dhawoow

30/05/2022

Kusoo dhawoow Machad Caasim Qur'aan Online

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


KM15
Mogadishu
252