02/01/2025
BUUGA HAGE CAAFIMAAD oo gaadhay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland Badhan.
Qoraaga ayaa ugu horeyn kulan la qaatay agaasimaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland mudane. Caydaruus Ahmed Farah isago ka warbixiyey muhiimada buugga iyo sababihii ku dhaliyey inuu qoro dhiganaha Hage Caafimaad.
Buugga ayaa sidoo kale la gaadhsiiyey dhamaan qaybaha kala duwan ee Jaamacadda maamul,macallimiin iyo ardeyba.
Buuga Hage caafimaad ayaa lagu Soo bandhigi doonaa Hoolka Bulsho ee magaalada Badhan
Habeenka jimcehu baxaayo sabtidu Soo gelayso
Taarikhdu markay tahay 3/1/2025 .
01/01/2025
BUUGGA HAGE CAAFIMAAD ayaa hadana gaaray machadka King's college, maamulka, macalimiinta iyo ardayda ayaa si wada jir ah usoo dhoweeyey.
03/1/2025 ayaa Bulsho Hall lagusoo bandhigayaa.
Habeenka jimce baxayo sabtina soo gelayso.
01/01/2025
BUUGGA HAGE CAAFIMAAD oo gaaray Xurunta SYL Medical Center badhan waxaana soo dhoweeyey maamulka iyo dhakhaatiirta.
03/1/2025 ayaa Bulsho Hall lagusoo bandhigayaa.
Habeenka jimce baxayo sabtina soo gelayso.
01/01/2025
Buugga Hage caafimaad ayaa gaaray Al-Shifo Hospital Badhan, waxaana 03/1/2025 lagusoo bandhigayaa bulsho hall habeenka jimce baxayo sabtina soo gelayso
31/12/2024
HAGE CAAFIMAAD oo gaaray Cusbataalka Raxma Hospital Badhan waxaana soo dhoweeyey maamulka iyo dhakhaatiirta Cusbataalka.
03/1/2025 ayaa Bulsho Hall lagusoo bandhigayaa.
Habeenka jimce baxayo sabtina soo gelayso.
31/12/2024
HAGE CAAFIMAAD oo gaaray machadka caafimaadka ee Sanaag, maamulka, macalimiinta iyo ardayda ayaana soo dhoweeyey.
03/1/2025 ayaa Balsho hall Badhan lagusoo bandhigaya.
Habeenka jimce baxayo sabtina soo gelayso 6:00pm.
31/12/2024
Isuduwaha wasaarada caafimaadka dawlada Puntland ee gobolka Sanaag Dr. Faduma Ibahim Ismail ayaa xafiiskeeda ku qaabishay qoraaga buugga HAGE CAAFIMAAD Dr. Cabdi Fatax Fangase.
03/1/2025 ayaa Balsho hall Badhan lagusoo bandhigaya.
Habeenka jimce baxayo sabtina soo gelayso 6:00pm.
30/12/2024
HAGE CAAFIMAAD oo gaarey Badhan General Hospital. 03/1/2025 jimce habee sabti soo gelayso iyo bulsho hall badhan.
28/12/2024
Hage caafimaad iyo Bossaso
26/12/2024
Hage caafimaad iyo bulshada magaalada Garowe.
26/12/2024
HAGE CAAFIMAAD IYO GAROOWE.