20/04/2024
Microsoft Excel waxay leedahay faa'iidooyin badan, sida habaynta xogta si hufan, samaynta xisaabin adag, abuurista jaantusyo iyo garaafyo sawirida xogta, iyo fududaynta iskaashiga.
Si aad wax badan uga barato nagu soo booqo xarunta schoolka ama wac numberadaan 0617959001/0615192271
13/04/2024
Dhamaan ardayda iyo inta daneeneesa Barashada cilmiga computer ka qeebahiisa kala duban waxaan lagu wargalinayaa in schoolka dib loo furay fasaxa ciida kadib.
Sidoo kale in fasalo cusub la qaadan doono waxii faah faahin ah kalasoco whatsapp ka schoolka: 0617959001
09/04/2024
Ciid wanaagsan dhamaan Muslimiinta meel kastoo ay joogaan
14/03/2024
ugu imow barashada cilmiga ka qeebihiisa kala duban