5ta tiir ee islaamka.
Xanaanada Caruurta KAABE
Kindergarten
21/11/2022
Macalinku waa miisaanka mansabkastaa ee aadmigu gaaro
Macalin Abaalkaaga Janno allaha kuugu bedelo
HAMBALYO MAALINKA MACALINKA SOOMAALIYEED
01/04/2022
Ogeysiis _ Ogeysiis _ Ogeysiis
Ramadaan kariim
Dhamaan ardayda iskuulka gaar ahaan qeybta xanaanada waxaa la ogeysiinayaa iskuulka uu yahay fasax laga bilaabo maalinta 1aad ee bisha ramadaan ilaa 4ta bisha shawaal
22/05/2021
Waa xafladda daahfurka Xanaanada & Dugsiga carrrurta KAABE
Baro salaada, kuna dadaal waqtigeeda
03/01/2021
Diiwaan gelinta waa ay socotaa tirada la qaadanaya waa mid xadidan Fadlan horey ugaar xarunta iskuulka oo kutaala Degmada Kaaraan_Wadada dhinaca qorax kasobax ka mareeso maqaaxida ama wac 0619890053/0618099091
waa xafladi daah furka xarunta xanaanada Caruurta.
Fadlan booqo xarunta xanaaanada KAABE ama wac 618099091/619890053
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadada Al-magan
Mogadishu