Al ahlaam institute of languages and health training

Al ahlaam institute of languages and health training

Share

Qori dhig Qalkinka qaado

21/11/2024

Waa dabaaldega maalinta xuska macalinka soo maaliyeed

19/07/2024

Waa arday da'yar ah oo dhigta schoolka DAARUL AHLAM maanta ayaan isbarane
Lkn sudeys wuxuu yiri...

19/07/2024

Shukri c/lahi. waxa ay kamid tahay ardayda ugu dadaalka badan schoolka

12/07/2024
11/07/2024

Waxaynu bilaabne course free ah oo ay kamidyihiin .
1 Journalism (barashada saxaafada )
2 computer (barashada kumbiyutarka )
Iyo health training (barashada caafimaadka )

Nugu soobiir hadaba hadii aa daneyneyso

02/07/2024

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Dhamaan bulshaweynta Soomaaliyeed ee kunool agagaarka xaafada cali gedi ee degmada karan ee gobalka banaadir
Waxaa la ogeysiinayaa in school ka al ahlaam hath institute of languages and health trending ay kabilaabatey dufcadi 4aad ee course ka caafimaad ka.
Course ka inta uu socdo ardayda waxa ay kubarandoonaan
📒1=first aid book = gargarka deg deg ah ✅
📒2=communicable disease book =cudurada faafa ✅
📒3=non communicable disease book =cudurada aan faafin ✅
📒4=anatomy book=habdhiska jir ka ✅
📒5=physiology book=habdhiska qalfoofta ✅
📒6=pharmacology=daawooyinka ✅
Course ka waxa uusocondoonaa mudo lix bil ah Waana full time and part time
Course kaani waa pesic health trending ardayga marka uu dhameeyo waxa uu helidoonaa shahaado Diploma ah oo cadeyneysa in uu qaatay course kaani
Hadaba hadii aad daneyneyso horay ugaar xarumaha school ka AL AHLAAM oo kukalayaala xaafadaha caligeedi sharfaan iyo xaafada baabuur raqiis ee new hirshabeele
NB.hadaba school ka coursooyinka kabaxa ogow dhamaan tood waa lacag la`aan (free)
Wixii faah faahin ah kala xiriir 061 5 87 39 44 / 061 4 19 44 27

09/04/2024

Ciid Mubaarak dhamaan ummada muslimiinta ah, Allah ha inaga aqbalo soonkii iyo Acmaashii Wanaagsanayd

Ciidan ciideedana Allah ha ingu gaarsiiyo caafimaad, cimri dherar,cibaado iyo camal suuban.

كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

10/03/2024

رمضان مبارك

Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo u dirayaa Dhalinyradda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan Eebe ka rajaynaynaa in uu naga aqbalo Soonka iyo Acmaasheena kuwooda Wanaagsan.

Ramadaan Mubaarak تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

29/02/2024

Maanta iyo tartan xiisabadan oo udhexeeyay laba group oo aad udiyaarsan kana wada tirsan ardayda school ka Al ahlaam institute of languages and health training

29/02/2024

Macalimiinta lafdhabarka uah tartan ka 🥰

27/02/2024

Waxaa si ras mi ah ubilaawday wareega labaad ee tartanka ee isguulka Al ahlaam institute of languages and health training

01/02/2024

Group ka 11aad iyo Group ka 12aad ee tartan ka school ka Al ahlaam institute of languages and health training qeeybtiisa 2aad iyo 3aad ayaa maanta inooqabsoomay

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Kaaraan
Mogadishu
252