Machadka Bin-Xallane

Machadka Bin-Xallane

Share

Qeybaha Machadka (QUR'AANKA) (XANAANADDA CARRUURTA) (DHAQAN CELINTA)

Dhammaan waalidiinta jecel in Ubadkooodu ay helaan Waxbarasho Tayo Leh, Machadka Barashada Qur'anka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka Bin-Xallane oo Khibrad u leh Waxbaridda.

07/07/2021

Quraanka Kariimka ahi waa kitaabka uu Eebbe Weyne ku manaystay Nolol dhammaystiran. Quraanku wuxuu ka kooban yahay dhinac kasta oo nolosha ka mid ah oo qofku u baahan yahay inuu ogaado. Tacliinta ugu fiican adduunkan oo dhan waa quraanka kariimkiisana waa ku waajib qof kasta oo muslim ah. Muslim ahaanshaheena, waa aaminaadeena in barashada Quraanka Kariimka ay tahay barashada aasaasiga ah ee sida muuqata loo muujiyey taasoo ah xalka dhibaatooyinka iyo arimaha nolosheena oo dhan.

27/06/2021
Machadka Bin-Xallane 11/06/2021

Dhammaan waalidiinta jecel in Ubadkooodu ay helaan Waxbarasho Tayo Leh, Machadka Barashada Qur'anka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka Bin-Xallane oo Khibrad u leh Waxbaridda.
Qeybaha Machadka (QUR'AANKA) (XANAANADDA CARRUURTA) (DHAQAN CELINTA)

Machadka Bin-Xallane

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
7178