13/03/2026
Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi.
Official page for Office of Student Services at SIMAD UNIVERSITY.
13/03/2026
Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi.
11/03/2026
05/03/2026
Shuruudaha looga baahanyahay cod bixiyayaasha.
17/11/2025
Dooda musharaxiinta Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi.
17/11/2025
Nagula soo biir maanta 3:00 galabnimo, doodda musharrixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha XAJSi oo ka wada doodaya fikradaha, aragtiyaha, iyo xalalka ay u hayaan caqabadaha horyaalla Xukuumadda Ardayda Jaamacadda SIMAD -XAJSi., iyo sida ay u qorsheynayaan sare u qaadidda nolosha iyo adeegyada ardayda jaamacadda.
06/11/2025
Hambalyo! Abaalmarinta Xafiiska ugu wanaagsan waxaa la guddoonsiiyay Xafiiska adeegyada ardayda, iyadoo lagu maamuusay adeeggooda hufan iyo taageerada joogtada ah ee ay la garab taaganyihiin ardayda.
Office of Student Services- SIMAD University
23/08/2025
Waxaa galabta si rasmi ah garoonka Bagaax uga furmi doona koobka Kubbadda Cagta ee -XAJSi. 2025.
Kulliyaddee ayaad is leedahay way qaadi doontaa koobkan?
Muxuu Toddobaadka dhaqanka sanadkan uga duwanaa kuwii h**e? Kaga bogo muuqaalkan gaaban.
19/06/2025
Hambalyo! Kulliyadda Xisaabaadka ayaa ku guuleysatay koobka tartanka Jawaan-kuboodka Toddobaadka dhaqanka jaamacadda SIMAD.