Munaasabad lagu daahfurayay KAAFI COLLAGE ayaan ka dhacday magaalada Bush Buuhoodle ujeed ka xafladan ayaa ahayd ugu horayn furitaanka COLLAGE ka
Ujeedka loo furay amaba loo aas sasay ayaa ahayd si kor loogu qaado Tacliinta iyo heerarka kala duwan ee waxbarshada gobolka iyo dhamaan dalka
Waxyaabaha uu idiin hayo KAAFI COLLAGE hadaan wax yar idiinkaga sheego ayaa ah
Barashada Luuqadaha sida English ka , Carabiga sido kale maadiga
Barashada Aas aasiga ah sidii uu kor oogu qaadi lahaa sido kale dadka waa wayn ee ka daahay waxbarshada oo dhanwalba uu ka dhisi doono KAAFI COLLAGE
Barashada social science ,sida Community Development, Barashada afarta maado sentifiga ee dugsiga sare lagu Barto sida Biology, chemistry, mathematics, physics ka si tayada ardayda dugsiga sare kor loogu qaado, Intaas iyo in kabdanba waxaad oogu imaankartaan KAAFI COLLAGE
KUSOO DHOWOW KAAFI COLLAGE
Kaafi College
For Education Educational growth
21/05/2022
04/03/2022
KAAFI COLLEGE
24/02/2022
KAAFI COLLEGE
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu