Iskuulka Al,furqaan Alcalamiya Ee Hoose &Dhexe

Iskuulka Al,furqaan Alcalamiya Ee Hoose &Dhexe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iskuulka Al,furqaan Alcalamiya Ee Hoose &Dhexe, School, mogdishu, Mogadishu.

ardayda معهد الفرقان الدولي ayan manta oy tariikhdutahay 30/11/2022. waxan uqaybinay kutubo qur aank kariimka ah
01/12/2022

ardayda معهد الفرقان الدولي ayan manta oy tariikhdutahay 30/11/2022. waxan uqaybinay kutubo qur aank kariimka ah

18/07/2022

Bisharo bisharo waxan ugu bishareynayna walidiinta ubadkoda lajecel inu sanad dugsyedka cusub uqabanyo iskulka AL,FURQAN arday cusub iskuulka & qeybta taxfiidkaba waxabarasho tayo leh iyo akhlada suban ediintena islamka hadaba walidka uboadkoda waxbarasha lajecel geya ilmihina AL,FURQAAN SCHOOL

alle mahadi usugnatay manta waxa noso dhamaday imitixamki nsfu caamka ahaa ee sanad dugsiyedka waxan farxadda lawadagaya...
15/12/2021

alle mahadi usugnatay manta waxa noso dhamaday imitixamki nsfu caamka ahaa ee sanad dugsiyedka waxan farxadda lawadagaya dhaman mamulka iskuulka alfurqaan iyo macalimiintisa ardadiisa waxana leyahay isku sonoqod wanagsan

21/07/2021
ogeeysiis waxan ogeysineyna dhamaan walidiinta lajecel ubadkoda waxbarashada  inu qadanayo iskuulka  ,furqaan # Al,calam...
21/07/2021

ogeeysiis waxan ogeysineyna dhamaan walidiinta lajecel ubadkoda waxbarashada inu qadanayo iskuulka ,furqaan # Al,calamiya arday cusub sanad dugsiyedka 2021_2022 /iskuulko looga bartay akhlaq iyo waxbarasho tayo leh ayna waxbarayan ardayda macalimiin aqontodu sareyso wuxu kalow leyahay iskulka alfurqan qeyb taxfiid ah o ardayga uu ku xifdinayo qur aan ka kariimka ah mudo 3sano ah gudahood asago ardaga labarayo tarbiyada islamka intu uu kuguda jiro barashada quraanka kariimka ah halkudhiga iskuulka Alfurqan waa ugu imow akhlaq wanagsan iyo macalimiin diyaar u ah inay laxisabtamaan waalidka ubadka dhalay

Address

Mogdishu
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iskuulka Al,furqaan Alcalamiya Ee Hoose &Dhexe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category