Halane International Academy- HIA

Halane International Academy- HIA

Share

HIA waa iskuul gaar loo leeyahay waxa uuna bixiyaa luuqadda English ka iyo scientific subjects.

30/07/2020

Asc dhammaan musliniinta meel waliba oo aad dunida ka jogtan waxa idin kugu hambalyeyneynaa Munaasabadda Ciidul Adxa.

Photos from Halane International Academy- HIA's post 21/05/2020

Waxaa gabagaba maraya tartanka u dhexeeya labada iskuul ee kala ah Halane international Academy iyo Horyal Institute of languages and health training.
Waxan goor dhow idinla wadaagi doonaa natiijada kasoo baxda kulanka insha Allah.

Photos from Halane International Academy- HIA's post 21/05/2020

Waxaa si toos ah u socda Tartan Aqoonedka bisha Barakeysan ee ee uu Marti gelinayey Awiye institute of languages and health training.
Halkan waxan idinkugu soo gudbinaynaa sawirada ardayda qaaliga ah ee Halane international Academy.

21/05/2020

Asc dhammaan bahda Halane international Academy Ramadan Mubarak.
Waxaa daqiiqado ka dib bilaaban doona k**a dambeysta Tartan Aqoonedka bisha Barakeysan ee Ramadan ee uu Marti gelinayey Awiye institute of languages and health training.
Tartanka waxa ku madalsan maanta oo jooga k**a dambeysta Tartanka, labada iskuul ee kala ah:
Halane international Academy VS Horyal Institute of languages and health training.
"Guul Halane international Academy"

16/05/2020

Asc dhammaan bahda Halane international Academy Habeen Wanagsan.
Hambalyo hambalyo hambalyo waxan dhammaan ardayda qaaliga ah ee Halane international Academy ugu hambalyeyneynaa guusha weyn ay gaareen maanta.
Halane international Academy waxa uu maanta iska xaadiriyey k**a dambeysta Tartan Aqoonedka bisha Barakeysan ee Ramadan ee uu Marti gelinayey Awiye institute of languages and health training.
Halane international Academy waxa uu finalka ku sugayaa labada iskuul ee tartamaya maalinka isniinta.
Success!!! Success!!! Success!!!
Kulanka waxa uu dhacayaa maalinka Qamiista Insha Allah.
Guul!!! Guul!!! Guul!!!

04/05/2020

Asc dhammaan bahda Halane international Academy afur wngsn.
Waxad naga dhowreysen waa natiijada kulankii u dhexeyey iskuulada kala ah Halane international Academy iyo Awiye institute of languages and health training.


Natiijada waa: Halane international Academy 35 Vs Awiye institute of languages and health training 24.
Farqiga waa 11.
Halkaas waxa ay guusha ku raacday Halane international Academy.
"Success starts from Halane Academy"

04/05/2020

Asc dhammaan bahda Halane international Academy waxa idinla wadaageynaa in Iskuulka uu tartan Aqooned lawadaagayo iskulka Marti gelinayo Tartan Aqoonedka bisha Barakeysan ee Ramadan.
Halane international Academy Vs Awiye institute of languages and health training.
Maalinta: Isniin
Taarikhda: 04/05/2020
Goobta: Awiye institute of languages and health training.
Waa idin lawadaagi doonaa Insha Allah natiijada kasoo baxda kulanka.
"Our motto is success"

30/01/2020

Asc bahda waxbarashda waxan idin leenahay "Jimco Wngsn"

26/01/2020

ASC dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa lagu war gelinayaa in Halane International Academy uu idin hayo barashada luuqada English Ka oo ay dhigayaan maclimiin qibrad dheer u leh barista luuqada muddana ku soo shaqeeyey barista luuqada. Sidoo kale waxa uu Halane International Academy idin hayaa barashada afarta maado ee Scientific subjects.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Elgelow Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 13:00 - 21:00
Tuesday 01:00 - 21:00
Wednesday 13:00 - 13:00
Saturday 13:00 - 21:00
Sunday 13:00 - 21:00