mamiyo Grop

mamiyo Grop

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from mamiyo Grop, Education, XALANE, Mogadishu.

21/10/2022

Lixdaas maalin kasta haddii aad kiiba 10 jeer keliya ka akhriso miisaankaaga aakhiro wax weyn bay u taraysaa haddii lagaa aqbalo. Quraankana dhawr bogba Allaha ka dhigee wax ka akhri.

Wll bageka wuu cusubyahay follow soo dhaha si aad ugu heshaan waxyaabo idiin anfaca

19/10/2022

Oday marqaan ah ayaa wiilkiisa la dardaarmayay, waxa uu dhahay:
Aabe hadii Gabar ay saa'id kuu fiiriso ha umaleynin in ay kaa heshay oo keliya, waxaa laga yaabaa in ay Ilaahay ku mahdinayso, maadama aysan wax kugu darsanin😂😂

09/10/2022

Qaar ka mid ah xikmadihii -George Bernard Shaw

1:-Ruuxa garaadka dhabta ah ma qaado wax tallaabo ah ilaa uu xisaabta ku darsado

2:-Is-dilku waa habka qofka looga dhigo mid caan ah isaga oo aan lahayn karti

3:-Talo wax tar leh ayaa laga yaabaa inay kuugu timaado afka nin waalan.

4:-Horumarku ma suurtowdo isbeddel la'aan, kii aan maskaxdiisa bedeli karinna waxba ma beddeli karo

5:-Jacaylka dhabta ah ee bani-aadmiga waa jacaylka cuntada

6:-Qofku waxa uu fuuli karaa meelaha ugu sarreeya, laakiin ma joogi karo halkaas muddo dheer

7:-Qof aan hadaf lahayni wuxuu la mid yahay markab aan calan lahayn, labadooduba waxay ku dhammaan doonaan dhagxaanta

8:-Haddii aad isku daydo in aad joojiso fikirka dhowr daqiiqo, waxa aad arkaysaa in ay kugu hareeraysan yihiin fikrado dhinac walba ka yimid

9:-Markaan keligay fadhiisto, qof kastaa wuxuu u haystaa inay murugo tahay; Laakiin waa daqiiqad nasasho ah oo ka fog faragelinta aadanaha.

Ha hilmaamin,inaad.follow isoo dhahdo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


XALANE
Mogadishu
0252