19/03/2026
AL-Nashad waa hoyga Aqoonta waana hormuudka Iskuulada.
Hambalyo: Iskuulka Alnashaad ayaa ku guuleystay tartan aqooneedka dugsiyada sare ee bisha ramadaan kaasi oo ay iska kaashadeen Tvga Universal,Maamulka Gobolka Banaadir iyo Jaamacadda Muqdisho
18/03/2026
AL-Nashad Always is AL-Nashad.
18/03/2026
Mar walba waxaa noo muuqda guusha
Guushu waxay ku timaadaa wadajir
AL-Nashad Always is AL-Nashad.
18/03/2026
Ugu dambeyn waxaan noqonay Guulaystayaasha Sanadkaan ee Tv-ga Caalamiga ah Universal
Waa Sanadkii labaad oo xariir ah.
AL-Nashad waa hoyga Aqoonta waana hormuudka Iskuulada.
15/03/2026
Ugu horeyn waxaa mahad ballaaran iskaleh Allah SWC oo inoo suurtageliyey in aan ka mid noqono Iskuulada ka tartamaya Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobolka Benadir ay qabato TV-ga Sms sanad walba Marka la gaaro bisha barakeysan ee Ramadan Alxm Alxm Alxm Alxm
Intaas kadib dadaal iyo juhdi dheer kadib Ardayda AL-Nashad waxay Koobka Keeneen Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee AL-Nashad. Kaalinta 1aad
Mahad-celin 1aad
waxaan umahadcelinaynaa Ardayda Sharafta badan ee har iyo habeen utaagnaa guulahaan taariikhiga ah "utartamayaasha Iskuulka"
Mahad-celin 2aad
Waxaan umahadcelinaynaa hogaanka ama Macalimiinta har iyo habeen utaagnaa diyaarinta iyo garab-istaaga Ardayda guulaha Keena.
Mahad-celin 3aad
Waxaan umahadcelinaynaa Tv-ga Sms oo ayagana mar walba qabta Parnaamijkaan quruxda badan ee Tartan Aqooneedka ee ku dhisan tabinta cadaalada ah Maamulka, Shaqaalaha, iyo dhamaan Membrs tv-ga.
Gunaanud:.
Cilmi iyo Aqoon tayo leh ugu imoow Dugsiga AL-Nashad.
AL-Nashad waa hoyga Aqoonta waana hormuudka Iskuulada
15/03/2026
Guulihii taariikhiga ahaa ee aan ka soo gaarnay TV-ga Sms
AL-Nashad waa hoyga Aqoonta waana hormuudka Iskuulada.
Cilmi iyo Aqoon Tayo leh ugu imoow hoyga Aqoonta iyo hormuudka Iskuulada ee AL-Nashad.