Alfajri dhexe iyo sare

Alfajri dhexe iyo sare ((where leaners come from the darkness to the light))

BismillahManta oo ay tariikhdu tahay waxaa so idlaaday  imtixaanka Final exam ee Dugsiga Sare iyo Dhaxe sanad Waxbarashe...
02/07/2026

Bismillah
Manta oo ay tariikhdu tahay waxaa so idlaaday imtixaanka Final exam ee Dugsiga Sare iyo Dhaxe sanad Waxbarasheedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ5-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6.

Dhammaan ardaydeena waxaan u rajaynaynaa guul iyo Natiijo wanaagsan.

Guuleysta!

02/07/2026

Tacsi
ุงู„ุฐูŠู† ุงุฐุง ุงุตุงุจุชู‡ู… ู…ุตูŠุจุฉ ู‚ุงู„ูˆุงู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุงุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
ุงู† ู„ู„ู‡ ู…ุงุงุฎุฐูˆู„ู‡ ู…ุงุงุนุทู‰ ูˆูƒู„ ุดูŠุก ุนู†ุฏู‡ ุจุงุฌู„ ู…ุณู…ู‰
Maaamulka Macalimiinta Ardayda iyo shaqaalaha dugsiga Alfajr dhexe iyo sare waxa ay katacsiyeeynayaan geeridii kutimid Aabe Salaad Rooble
Dhamaan ehel asxaab iyo qaraabo aabe Samir iyo iimaan allaha naga siiyo sakaraadki wuu gudbaye su'aasha qabriga allah ufududeeyo anagane gadashiisa alle nama fidneeyo

Hambalyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed munaasabadda 1 da Luulyo ee sannad guurada 66-aad ee xorriyadda iyo midnimada Umma...
01/07/2026

Hambalyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed munaasabadda 1 da Luulyo ee sannad guurada 66-aad ee xorriyadda iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

BismillahMaanta ay Tariikhdu tahay 29/06/2026, waxaa  si habsami leh inugu socda imtixaanka Final exam ee Dugsiga Sare i...
29/06/2026

Bismillah

Maanta ay Tariikhdu tahay 29/06/2026, waxaa si habsami leh inugu socda imtixaanka Final exam ee Dugsiga Sare iyo Dhaxe sanad Waxbarasheedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ5-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6.

Qeybta 3-aad Sawiro Farshaxan:Maanta waxaan xaflad Taabuur sagootin ah ay Soo agaasimeen ardayda Fasalka 12aad ee ka qal...
25/05/2026

Qeybta 3-aad Sawiro Farshaxan:
Maanta waxaan xaflad Taabuur sagootin ah ay Soo agaasimeen ardayda Fasalka 12aad ee ka qalin-badalaneysa dugsiga sanad-dugsiyeedka 2025/2026. Waxaan idiin rajeyneynaa inuu Alle idiin fududeeyo imtixaanka wasaaradda ee foodda nagu soo haya.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajeyneynaa.

Qeybta 2-aad Sawiro Hiddo iyo dhaqan:Maanta waxaan xaflad Taabuur sagootin ah ay Soo agaasimeen ardayda Fasalka 12aad ee...
25/05/2026

Qeybta 2-aad Sawiro Hiddo iyo dhaqan:
Maanta waxaan xaflad Taabuur sagootin ah ay Soo agaasimeen ardayda Fasalka 12aad ee ka qalin-badalaneysa dugsiga sanad-dugsiyeedka 2025/2026. Waxaan idiin rajeyneynaa inuu Alle idiin fududeeyo imtixaanka wasaaradda ee foodda nagu soo haya.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajeyneynaa.

Qeybta 1-aad Sawiro: Maanta waxaan xaflad Taabuur sagootin ah ay Soo agaasimeen ardayda Fasalka 12aad. ka dhacay xarunta...
25/05/2026

Qeybta 1-aad Sawiro: Maanta waxaan xaflad Taabuur sagootin ah ay Soo agaasimeen ardayda Fasalka 12aad. ka dhacay xarunta dugsiga Alfajri dhexe iyo sare

Waxaa maalinka 3aad: Si habsami leh uga socda imtixaanka bilaha ee dugsiga Alfajri dhexe iyo sare Guul ayaan idiin rajey...
17/05/2026

Waxaa maalinka 3aad: Si habsami leh uga socda imtixaanka bilaha ee dugsiga Alfajri dhexe iyo sare
Guul ayaan idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda

Waxaa maalinka 3aad: Si habsami leh uga socda imtixaanka bilaha ee dugsiga Alfajri dhexe iyo sare. Guul ayaan idiin raje...
17/05/2026

Waxaa maalinka 3aad: Si habsami leh uga socda imtixaanka bilaha ee dugsiga Alfajri dhexe iyo sare.
Guul ayaan idiin rajeyneynaa dhammaan ardayda

Waxaa maanta si habsami ah noogu soo gabagaboobay tartarn aqooneedkii dugsiga kaas oo muddo soo socday Waxaa uhambalyeen...
10/05/2026

Waxaa maanta si habsami ah noogu soo gabagaboobay tartarn aqooneedkii dugsiga kaas oo muddo soo socday
Waxaa uhambalyeenaynaa ardayda kagashay kaalinta 1aad iyo 2aad fasaladaas oo kalaah F3D iyo F3E.
Waxaa sigaar ugu uhambalyeenaynaa ardayda kagashay kaalinta 1aad Fasalka F3D

Address

Juungal Yasqshid Muqdisho
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alfajri dhexe iyo sare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Alfajri dhexe iyo sare:

Shortcuts

Share