Mo'allim Noor Primary and Secondary Schoolمدرسة معلم نور الأساسية والثانوية

Mo'allim Noor Primary and Secondary Schoolمدرسة معلم نور الأساسية والثانوية

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mo'allim Noor Primary and Secondary Schoolمدرسة معلم نور الأساسية والثانوية, Education, wadnaha Street, Mogadishu.

mo'allim Noor Primary and Secondary School
waa iskuul laga helo waxbarasho tayo leh dhamaan fasalada dugsiga hoose ,dhexe iyo sare , waana iskuul ka diiwaan gashan gobolka banaadir iyo wasaarada waxbarasha iyo tacliimta sare ee soomaaluya.

10/04/2026

اللهم في هذا اليوم الكريم، اكتب لنا رضاك، وأكرمنا بعفوك ورحماك، واشملنا بواسع عطاياك، واجعلنا ممن أدخلتهم في ظلك وجنانك وإحسانك، وأكرمتهم بشفاعة نبيك ومصطفاك.
صباح الرضا والهدى والنور.
🌹جمعة مباركة ورب غفور🌹

01/03/2026
24/02/2026

waa nashaadaadka ku dhex jiro tartan aqooneedka saakay ka qabsoomay dugsiga Mucallim Nuur Howlwadaag waxaana ku baratamay form 1 vs Form 3 , waxaana guusha raacday form1

23/02/2026

waxaa socda tartan aqooneedki dugsiga hoose dhexe & sare Mucallim Noor, sanad dugsiyeedka 20025/20026 waxuuna is arkay fasalada form 4 vs Form 2.
waxayna guusha raacday fasalka form 4 oo wareega xiga u gudbay. muuqaalka waxaa ka muuqda gudiga soo jeedinta tartanka intuu socday tartanka qeyba ka mid ah

17/02/2026

🌙 تهنئة بمناسبة حلول شهر رمضان المبارك 🌙

تتقدم إدارة مدرسة معلم نور الأساسية والثانوية بأسمى آيات التهاني وأطيب التبريكات إلى الهيئة التعليمية والتربوية، وأبنائنا الطلبة، وأولياء الأمور الكرام، وإلى الأمة الإسلامية جمعاء، بمناسبة حلول شهر رمضان المبارك.

نسأل الله تعالى أن يجعله شهر خيرٍ وبركةٍ ورحمة، وأن يعيده علينا وعليكم باليُمن والإيمان، وأن يوفقنا جميعًا للصيام والقيام وصالح الأعمال، وأن يجعله شهر نجاحٍ وتفوقٍ وعلمٍ ونور.

وكل عام وأنتم بخير
رمضان مبارك 🌙✨

18/01/2026

انتهاء امتخانات النصفية لعام الدراسى 2025/2026.

22/11/2025

Maalinta Macallinka Soomaaliyeed — 21 Nofeembar

Maanta waxaannu u dabaaldegaynaa macallimiinta Soomaaliyeed oo ah laf-dhabarta qarankeena ee dhisa jiilasha mustaqbalka dalka hoggaamin doona.

Macallinku waa asalka horumarka; waa hagaha bulshada; waa u shaqeeyaha iftiiminta mustaqbalkeena xitaa marka ay jiraan duruufo adag. Adkaysigooda, dulqaadkooda, iyo naxariistoodu ayaa saldhig u ah rajada iyo himilada ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macallimiinta Soomaaliyeed ee si daacadnimo, geesinimo, iyo waddaniyad leh ugu shaqeeya ubadka iyo qaranka — kuwa dhisaya Soomaaliya mideysan oo nabad ah.

Mahadsanidiin Macallimiinow.
waxaad tihiin iftiimiyayaasha mustaqbalka Soomaaliya.

22/11/2025

قُم لِلمُعَلِّمِ وَفِّهِ التَبجيلا
كادَ المُعَلِّمُ أَن يَكونَ رَسولا.
أَعَلِمتَ أَشرَفَ أَو أَجَلَّ مِنَ الَّذي
يَبني وَيُنشِئُ أَنفُساً وَعُقولا
سُبحانَكَ اللَهُمَّ خَيرَ مُعَلِّمٍ
عَلَّمتَ بِالقَلَمِ القُرونَ الأولى
أَخرَجتَ هَذا العَقلَ مِن ظُلُماتِهِ
وَهَدَيتَهُ النورَ المُبينَ سَبيلا

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadnaha Street
Mogadishu
0252

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:15
Tuesday 07:00 - 12:15
Wednesday 07:00 - 13:15
Saturday 07:00 - 12:15
Sunday 07:00 - 12:15