Aqoonta cusub

Aqoonta cusub

Share

page kaan waxaa idinkugu soo gudbin doonaa maadooyinka cilmiga ( scientific subjects ) iyo baahiyaha kale oo aasaasiga ah ee bulshadeyna soomaaliyeed.

20/04/2023

Deg deg: Dowladda Sacuudiga ayaa xaqiijiyay in maalinta berri oo ay taariikhda ku beegan tahay 21 Abril 2023 oo ah maalin jimca ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal ahna maalinta koowaad ee Ciidul Fdriga, waxayna sheegtay Sacuudigs in laga arkay Bisha Shawaal gudaha Sacuudiga.
Warkaan maxaa ka run ah?

07/07/2022

Tiro kasto oo ku jibaaran 0 waxay lamit tahay 1 ,sideebey ku timid, halkaan kaga bogo. Insha allah waxaan rejeynaa haddii alle ka dhigo inaan bilaabo, math fom4 iyo physics form4 maalmaha soo aadan haddii ilaahey ka dhigo, fadlan asxaabta kale gaarsii, mahadsanidiin.

05/07/2022

Welcome with open hands

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jubba Street
Mogadishu
252