20/09/2026
Maalgashiga iyo horumarinta xoolaha Soomaaliyeed.
Maalgashiga xoolaha Soomaaliya waxuu u baahan yahay in laga gudbo ka ganacsiga xoolaha nool oo keliya, loona gudbo Maalgashi dhameystiran oo ku saleeysan:
1) Cafimaadka iyo daryeelka xoolaha iyo quudin dheelitiran.
2) Warshadeynta iyo farsameeynta cuntooyinka ka soo jeeda xoolaha.
3) Kaydinta, qaboojinta iyo suuq_geynta wax soo_ saarka xoolaha.
4) Horumarinta silsilada qiimaha xoolaha ( development of the livestock value chain).