17/12/2023
BARO SIDA LOO NAQSHADEEYO DHISMAHA.
iska diiwaan gali Link-ga Hoose oo ka mid noqo ardaydeena. !
https://forms.gle/bNq7YHmA7Zo9VBjh7
The Alphabet School of Architecture and Engineering strives to develop competent and extraordinary a
17/12/2023
BARO SIDA LOO NAQSHADEEYO DHISMAHA.
iska diiwaan gali Link-ga Hoose oo ka mid noqo ardaydeena. !
https://forms.gle/bNq7YHmA7Zo9VBjh7
19/01/2023
Waxa Inoo Furme tartankii !
Mohan Abdirizak kan waa mid ka mid ah tartamayaasha Alphabet School of Architecture & Engineering, Waa tartamaha 1aad ee mashruuca "Landscaping-ka.
05/12/2022
Welcome To AutoCAD Architecture
Ku Baro AutoCAD Mudo 2 Bilood Ah. Course ka marka uu dhamaado ardayga waxa uu awood u yeelan doonaa in uu:
1. Sawiri karo drawings ka kala duwan sida shapes will
2. In uu ku design gareyn karo autoCAD naqshadaha casriga ah
24/11/2022
QUANTITY SURVEYING
(BILL OF QUANTITY. )
Baro sida loo diyaariyo Qiimaynta Dhismaha . (Step By Step Estimation of Buildings).
Course kaan waxa ku qaadan doontaa Qiimaynta qaybaha dhismaha ee kala duwan sida:
1. dhismooyinka Yar-yar (Villa-da)
2. Dhismooyinka 1-2 Biyaanada ah
3.Appartments Iwl.
Hadii aad dooneysid in aad barato qiimaynta guryaha (Si Detailed ah)
fadlan la xiriir Numberka hoose ama iska diiwaan gali Linkgaan.
https://forms.gle/wM6eua7gFHm2Z9bC6
Ama la xiriir
0611 54 85 69
Ma tahay arday barta culuumta Engineering-ka, waxaan ku haynaa course ka naqshadaynta bilaaw ila iyo dhamaad ayado la istimaalaayo software ArchiCAD .
Si aad isku diiwaan galliso formka hoose buuxi.
Mahadsanid. ⬇️
https://forms.gle/y4oWj1qYPFQM5ktb8
12/08/2022
PART (2)
Halkaan ka baro sida Loo Design Gareeyo Naqshadaha Casriga ah
PART 02 RESTAURANT MODELING 0 This is Part 2 of Restaurant Design Modeling using ArchiCAD 20.
06/08/2022
Ma tahay arday barta culuumta Engineering-ka, waxaan ku haynaa course ka naqshadaynta bilaaw ila iyo dhamaad ayado la istimaalaayo software. Course ka waxaa ku baran doontaa
Si aa isku diiwaan galliso formka hoose buuxi
Mahadsanid. ⬇️
https://forms.gle/XnVGyhKrrZPMHTYG6
27/07/2022
Ma tahay arday barta culuumta Engineering-ka, waxaan ku haynaa course ka naqshadaynta bilaaw ila iyo dhamaad ayado la istimaalaayo software. Course ka waxaa ku baran doontaa
1. Architectural Design of 2D drawing
2. Architectural Design of 3D drawings
3. interior design using both archiCAD and sketchup
4. Landscape Design & modeling
Si aa isku diiwaan galliso formka hoose buuxi
Mahadsanid. ⬇️
https://forms.gle/XnVGyhKrrZPMHTYG6
19/07/2022
Halkaan ka baro sida Loo Design Gareeyo Naqshadaha Casriga ah
PART 1 RESTAURANT MODELING IN ARCHICAD Muuqaalkaan waxaan ku Sharaxayaa Modeling ka Restaurant 3D ah Ku fadhiya Cabir dhul (10m x 15m)
22/05/2022
Link-ga lagu soo diri doono Project ka 3aad
Shaqo wacan
Google Forms – create and analyse surveys, for free. Create a new survey on your own or with others at the same time. Choose from a variety of survey types and analyse results in Google Forms. Free from Google.
DAY # 2
Kuso Dhawow barashada Software ka ArchiCAD (Basic ArchiCAD)
Upcoming course
Learn ArchiCAD in an easy way.
Register Now :
https://forms.gle/NhWx4s65ocWmcprS9