20/05/2022
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐
Dhamaan bahda jecel waxbarashada gaar ahaan Ardayda dhamaysay dugsiga sare waxaa lagu wargalinayaa in uu Machadku haayo ๐๐๐ก๐จ๐ฅ๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ama deeq Waxbarasho oo ah ๐ฑ๐ฌ% tasoo ay bixinayaan qaar kamida Jamacadaha dalka gudihiisa kuyal, hadaba si aad oga faaidaysatid lasoo dag Appka (๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ) inta
ka horaysa (๐๐-๐๐๐ฒ ๐๐๐๐) si aad oga mid noqatid ardayda Telegram groups-ka ku jirta kuwaas oo ka faidaysan doona fursadaan aadka uqiimaha badan.
๐
.๐: Ardayda Form Four-ka ah Waxaanu ka caawin doonaa diyaarinta
Imtixanka qaranka ama " ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ฑ๐๐ฆ-๐ค๐".
Waxii Faahfahin ahna kala xariir ciwaanada hoos ku qoran. Mahadsanid.
๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ