03/10/2022
Waxaa socoto diwaangelinta dufcadda 3aad ee Mobile Graphic Design.
๐|> Waxaa h**ey usoo qabanney ilaa iyo 2 dufcadood,tani na waa diwaangelinta dufcaddii 3aadโ
๏ธ
๐|> Casharada waa hab maqal iyo muuqaal ah oo lagu qaadan doono telegram ka Abaal Online Academy.
๐|> Ardeyga waxaa u diyaar ah ku dhowaad 30+ casharo oo itus oo itaabsii ah iyo qalabyada lagu habeyn lahaa.
๐|> Ardeyga baraatikada markuu soo gudbiyo Ustaad ka ayaa ka saxaayo Habeen walba.
๐|> Ardeyga waxaa laga caawinaa sida uu fikrad ama project asaga u gaar ah ku dhisi lahaa.
๐|> Ardeyga ugu dambeyn waxaa la baridoonaa sida uu xirfadiisa u suuq geyn lahaa si uu ugu shaqeysto hab online iyo offline ahaan ah.
๐|> Waa xirfadda ugu fudud aad maanta baran karto,Ka faaiideyso oo kuna shaqeyso si freelancer ahaan ah adigoo gurigaaga ama goobtaada shaqo jooga.
โ > Koorsada waa Free,kaliya ardeyga diwaangelinta ayuu iska dhiibaa.
โ > 50 ka ardey ee h**e waxaan u sameyneynaa qiimo dhimis Gaareyso 50%
โ > Shahaadada waa
๐บ๏ธWixii macluumaad dheeri ah Fadlan la xiriir qeybta diwaangelinta ee dufcadda 3aad ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐
โ๏ธ Wa.me/+252613086252
โ๏ธ https://wa.me/+252613086252
โ๏ธ +252613086252