Bilaal Academy

Bilaal Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bilaal Academy, Community College, km4, hodan, Mogadishu.

28/05/2024

Subax wanaagsan

04/02/2024

Waxaa soo wadnaa course cajiib ah 👀

Photos from Bilaal Academy's post 19/12/2023

...........Ogeysiis muhiim ah..............

Waxaan ogeysiineynaa dhalinyarada shaqo doonka ah iyo dhamaan bulshada soomaaliyeed in aan bilaabeyno job applying skills course taaso lagu baranaayo qaabka ugu fudud uguna sahlan ee loo xareysto loona helo fursadaha shaqo ee hay'addaha caalamiga ah iyo helista fursadaha caalamka sida deeqaha waxbarasho, shirarka iyo fellowships.

Course-daan waxaay ku baxeysaa qaab online ah,casharo duubaan iyo zoom meeting intaba. Qofkastana waa uu ka faaideysan karaa asagoo jooga gurigiisa iyo goobtiisa shaqo.

N.B. Hoos ka eeg, shaqooyin aan apply-gareynay kadiba la inaloo balamiyey imtixaanka iyo interview shaqada.

Fadlan qofkii daneynaa ha ku soo biiro groups-ka whatsapp iyo telgram link-gaan hoose.
Whatsapp group (https://chat.whatsapp.com/GJlrGFR1LAuFYkgqFHck)
Telgram group (https://t.me/bilaalacademy)

Sidoo kale waxaa inagala soo xariiri kartaa numbers-ka page.

29/11/2022

War wanaagsan soo wadnaa

12/11/2022

Habeen wanagsan

12/11/2022

Qalinkaa wax suureeya.

07/10/2022

Ogeysiis muhiim ah

Waxaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ogeysiineynaa inta jacel in ay bartaan cryptocurrency course in aan bilaabeyno dufcadii 2aad. Course waxaa lagu qaadan doona online zoom iyo in ardayga la siiyo casharo diyaarsan.
Nagala soo xariir 0618359195.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Km4, Hodan
Mogadishu
SOM252