02/09/2025
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Si gaar fasalada Kala guurka ah
Fasalka 12aad Form4
Fasalka 8aad grade8
Machadka Future Academy .waxaa ka bilaabanayo fasalo cusub.
Ardada Form4 ka
Scientific Subjects
English language
Sidoo kale ardada 8aad ka Grade8
English language
Maadada xisaabta
Maadada Seyniska
Fadlan H**e ugaar machadka Future Academy hadii aad ku sugan thy degmada kaxda iyo nawaaxigeeda
Mahadsanidiin
Faafaahin number rada
61 7774367 / 615411800 / 618635089
10/07/2025
Xaflad Qalin jebinta Dufcadii 12aad
oo ka qalinjabisay machadka Future Academy ardada oo ka aflaxay qeybaha kala duwan ee machadka sida Computer, English iyo Caafimaad ayaa xaflad loogu qabtay Degmada Kaxda
09/07/2025
Berito 10/7/2025 oo maalin weyn bahda Machadka Future Academy Science and Technology_FAST
Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda Dufcada 12aaad berito waa maalintiiniiii
29/06/2025
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Dhamaan bulshada jecel waxbarashada ee ku dhaqan degmada kaxda iyo nawaaxigeeda
Bishan 7aad Fasalo cusub ayuu qabanayaa Machadka Future Academy Science and Technology_FAST
Fadlan h**e u gaar
Scientific Subjects
Fasalka Form4 2025 - 2026
Grade 8
Fasalka 8aad 2025 - 2026
Aas aasks hoose ardada .
Somali math English
Bilaha fasaxa . Ka faaiideysi wacan
Fasalo Cusub barashada caafimaadka
Fasalo cusub computer study
Waxii faafaahin ah Kala xiriir
61 7774367 / 615411800 / 618635089
22/06/2025
OGEYSIIS Ogeysiis
Ma tahay arday joogo degmada kaxda iyo nawaaxigeeda
Ma tahay Arday sanadkan bilaabi rabo safarka waxbarashada Heer Jaamacadeed.
Ma tahay arday dugsi sare sii gaba gabeynayo
Ma thy arday doonayo in uu skills barto xirfado barto
Noqo qof xirfad yaqaane .
Bishan julay 1/7/2025 Machadka Future Academy Science and Technology_FAST
Waxa uu bilaabayaa Fasalo cusub Qeebta barashada culuumta computer ka .
Basic Computer courses
Fadlan ha moogaanin Mahadsanidiin
warbixin dheeraad ah Kala xiriir
Tell. 61 7774367 ,/ 618635089 / 615411800
18/03/2025
๐๐๐๐ฌ๐ข ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ง๐ฒ๐จ ๐๐๐ก
๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ ๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ก๐ข ๐๐๐๐ฃ๐ข๐๐ฎ๐ฎ๐ง.
Maamulka, macalimiinta ardayda iyo dhammaan bahda Machadka Future Academy Science and Technology_FAST waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, asxaabta iyo qaraabada ๐
๐๐๐๐ฎ๐ฆ๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐ซ, oo ka mid ahayd ardaydii ugu h**eysey ee ka aflaxday ka qalin bedeletay machadka Future Academy gaar ahaan department of English language
Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii, asxaabtii iyo dhammaan intii jecleyd.
Aamiin. Aaamiin aaamiin aaamiin