RAMZI /roll model

RAMZI /roll model bageka wa mid kaligay iska lehen ee wan isla lenahay adinka dhamantiina♡♡☆☆

Permanently closed.
Dhab/ Dhalanteed!Waxaa la sheegaa in nin beeraleey ah uu soo booqday nin aqoon yahayn ah oo ahal ey ahaayeen, sida ey u ...
06/02/2023

Dhab/ Dhalanteed!

Waxaa la sheegaa in nin beeraleey ah uu soo booqday nin aqoon yahayn ah oo ahal ey ahaayeen, sida ey u sheekeesanayeen ayaa lagaaray xilligii qadada, aqoonyahankii wuxuu kusoo dhaweeyay martigiisa miiska qadada waxa uuna u keenay baaquli maraq ah.

Ninkii beeraleyda ahaa markuu cab is yiri ayuu ku arkay abeeso yar, sidaas ey tahay wuu cabay asagoo diidaya in uu ceebeeyo aqoon yahanka!

Ninki beeraleyda ahaa wuxuu u laabtay gurigiisa, habeenkii oo dhanna ma uusan jiifan calool xanuun darteed, asagoo is dhahaya "waa saameynta sunta"

Markuu atkeysan waayay ayuu subaxdi u tagay saaxiibkiis laga yaabee in uu daawo u helo!

Yaab badanaa markuu ogaaday in wax abeesa ah eysan ku jirin maraqa, balse saqafka sawir ku dhaganaa uu ka soo dhex muuqday!

Si uu u qanciyo waxa uu soo qaaday weelkii wuxuuna ku tusay jikada waxba malahan, Misana wuxuu keenay miiska qadada waaba abeeso yar sidi shalay oo kale!

Markaas ayuu ku yiri: abeesadu ilaa xalay maskaxdaada ayey ku jirtay ee baaquliga Kuma jirin

Arrinka kasii yaabka badan ayaa wuxuu yahay: calool xanuunki Isla marki uu ogaaday dhabta wuu daayay ninka beeraleyda ah!

Ibnu siinaa wuxuu yiri: dhalanteedku waa cudurka barkii, xasilloonidu waa daawada barkeed, dulqaadku waa tillaabada koobaad ee bogsashada.

Xigasho..
Maymuun Odawaa

27/12/2022

Yaa allah m.a wa fariid diinta alaha kusugo

08/09/2022
Wiilkan dhalinyarada ah ayaa soo dhigay sawirkan, isagoo leh. Hooyaday waxay ii qortay kaarka aqoonsiga(ID card) iskuulk...
15/04/2022

Wiilkan dhalinyarada ah ayaa soo dhigay sawirkan, isagoo leh.

Hooyaday waxay ii qortay kaarka aqoonsiga(ID card) iskuulka oo ay qoorta ii surtey, waxayna igu tiri:- goorma ayaad duuliye noqon doontaa??! Oo diyaaraddaada igu gaynaysa Maka iyo Xajka.

Maanta hooyaday waxay ka mid tahay dadka safarka ah ee u socda guriga Eebbe, aniguna waxaan ahay duuliyaha diyaaradda...

Xigasho: Asmar daggan

11/04/2022

Axsan vedio, run ahnti majiran wax lagu qayasi karo ama lau sheegi karo dadnimada wanagsan 👍🏅🫀👑

13/09/2021

Voice 🙉amazing❤💯🌹💯❤🌹

07/07/2021

𝙌𝙞𝙨𝙤 𝙘𝙖𝙟𝙞𝙞𝙞𝙗 𝙖𝙝!

26/06/2021

🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalia hanoolato

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAMZI /roll model posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category