16/03/2022
HANANO COMMUNITY PRIMARY AND SECOBDARY SCOOOL.
Maanta iyo Wacyigilin.
wuxuu ku yaalaa saldhiga xanaano 2 hortiisa.
16/03/2022
HANANO COMMUNITY PRIMARY AND SECOBDARY SCOOOL.
Maanta iyo Wacyigilin.
16/03/2022
Asc, dhamaan bahda waxbarashada iyo dadka jaceyl horumarka dalka waad salaaman tihiin.
Maanta oo ay tar:16/03/2022 Waxaa dugsiga Hoose, dhexe iyo Sare ee Bulshada Xanaano ka dhacay wacyi geli ku saabsan ilaalinta iyo Faydhowrka Dugsiga iyo Deegaanka dugsiga taas oo ay wadeen HYGIENE CLUB MEMBERS, oo aah arday is cilqaantey oo ka shaqeeya dhammaan Hormarka iyo Nadaafada dugsiga.
waad mahadsan tihiin.
09/02/2022
HANANO COMMUNITY PRIMARY AND SECOBDARY SCOOOL.
Waxaa maanta tar 02.09.2022 Dugsiga hanaano loogu qeybiyey agabka nadaafada gabdhaha dugsiga hoose iyo dhaxe, waa inoo sharaf in aan waxbarno ubada wada faraxsan.
09/02/2022
Asc, dhammaan baxda waxbarashada.
waxaa maanta oo ay tar: 02.09.2022 hanaano primary and secondary ku soo gebagaboobey tartan aqooneedkii soo bilowdey 2021 Ilaaheybaa mahadaas iska leh.
mahada labaad waxay u sugnaatey maamulka iyo macalimiintii u soo dabar adeegeg daadihinta tartankan.
Mahadsanidiin.
Asc, dhamman Baxda waxbarashada waa isin salaameynaa ,
please vediogan 1K view and share hala garsiiyo
#
10/01/2022
.
anagoo ah baxda macalimiinta Dugsiga xanano P.S.S. waxaan halkan Meher Farxadeed ugu direynaa Macalin ka mid ah macalimiinta Dugsiga Al Istad Daud Ali iyo Marwadiisa Fardowsa cumar oo meherkoodu ka dhacay magaalada baydhabo tar:10/01/2022.
waxaanu leenahay guurkiina ha waaro.
allow idinka dhig kuwii Ubad kala hela.
Aamiin.
29/12/2021
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis
dhammaan ardada wax ka barata Dugsiga xanaano waxaa la idin ogeysiinayaa in sabtiga soo socda Tar:01/01/2022 lagu soo noqon doono Dugsiga si loo bilaalo duruusaha Waxbarashada Sanad dugiyeedka 2021 term 2 ga.
Thanks Bahada waxbarashada.